Dad isugu soo baxay degmooyinka Garbahaarrey, Beled Xaawo iyo Luuq ee gobolka Gedo ayaa taageeray in xiliga jirintaanka xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya loo kordhiyo muddo sanad ah, maadaama ay dagaal kula jirto maleeshiyada Al Shabaab. Waxaad mamuuskan iyo dibadbaxaan ka dhageysani karta barta radio Bar Kulan.

Its great that my people want Dowladnimo
