Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Beesha Cali Maxamed (Cali Dheere) had meeting in London-PICS

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Beesha Cali Maxamed (Cali Dheere) had meeting in London-PICS

Postby XimanJaale » Sun Jul 24, 2011 1:10 pm

My Cali Dheere friend told me about this meeting (this meeting happened on May), he said it was successful meeting. I support this meeting, I believe all sub-clans of Marexaan need to make their individual meetings, so that at the end all Marexaan can unite. LOL my friend is in one of these pics :D :up:


Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image



Waxay beeshu casuumaad u fidisay ganacsade ismaaciil gadoon iyo cabdifataax oo safar shaqo ku yimid UK. Soo dhawayn kadib waxay beeshu ka dhagaysatay martida warbixin ku saabsan xaalada guud ee soomaaliya iyo gaar ahaan xaalada deegaanada beesha Sade

Warbixinadaas iyo is xogwaraysigaas kadib waxaa beesha u soo baxday in xaaladii soomaaliya iyo tii Deegaanadii Beesha Mareexaan oo Markii horoba aad u qalafsanayd ay hada ka sii darayso oo maalinba maalinta kadanbaysa wadankii galayo marxalad cusub oo wadata xasilooni daro siyaasadeed, nabad la`aan iyo daryeel la`aan xaga arimaha bulshada.

Si arimahaas kor ku xusan xal looga gaaro, waxay beesha Cali Maxamed ee UK talo ku soo jeedinaysaa Qodobada Hoos Ku qoran.

1- In wadatashiga la xoojiyo si beesha Cali Maxamed inteeda dibada iyo gudaha ku nool ay u qaataan mawqif midaysan oo ku aadan xal u helida arimahaas kor kuxusan.

2- Maadaama ay midnimada Beesha Mareexaan ay furo u tahay xal u helida dhibaatooyinka kataagan Deegaanada Mareexaan. Waxay beeshu tala ku soo jeedinaysaa si ay u sahlanaato is fahamka iyo wax wada qabsiga beesha Mareexaan in Jifo walba ay is aruuriyaan una midoobaan ka shaqaynta danta guud. Hadii jifo walba dhinac ka soo jeesato waxaa meesha kabaxaya danaha shaqsiga, kooxa kooxaysiga iyo in afartii meel isugutimaadaba sheegato inay mareexaan wakiil kayihiin.

3- Dawlada kumeelgaarka masuuliyiinteeda waxaan u sheegaynaa in xabad iyo qori caaradii kaliya aan waxba lagu xalinkarin taas badalkeed waxaan ku baaqaynaa inaad kashaqaysaan dibuheshiisiinta si nabadgalyada iyo nolasha dadka aysan qalqal ugalin. Labo, in ciidankiina bartaan anshax wanaaga si ay mardanbe u dhicin dilalka micna darada ah iyo boobka hantida shacabka. Sadex, anagoo si xun u canbaaraynayna falalkii dilka iyo xariga ahaa ee loo gaystay dad aan waxba galabsan, waxaan TFG u soo jeedinaynaa inay lashaqeeyaan odayaasha iyo masuuliyinnta beesha ee joogta deegaankii oo ku hawlan siidaynta inta xiran iyo horkeenida cadaalada kuwii dilka gaystay.

4- AL-SHABAAB waxaan kula talinaynaa inaad ogolaataan in dhibaatada ka jirta soomaaliya lagu xaliyo wadahal nabadeed qaybtiinana ka qaadataan maadaama ay marnaba suurtagal ahayn in dhibaatada soomaaliya lagusoo afjaro xoog iyo qori caaradii. Labo, AL-SHABAAB waxaan ugubaaqaynaa Inaad dib ufurtaan ganacsigii gobolka ee hakadka galay si qiimaha maciishadu hoos ugu dhacdo islamarkaana culayska shacabku dareemayaan ee xaga nolashana uu u yaraado.


Ugu danbayntii waxaan Illaahay uga baryaynaa guud ahaan soomaali, gaar ahaana mareexaan in Illaahay ka saaro dhibaatada, isfahamna dhexdhigo, garansiiyana dantooda guud. Aamiin.

abdirisak22
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 495
Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.

Re: Beesha Cali Maxamed (Cali Dheere) had meeting in London-

Postby abdirisak22 » Mon Jul 25, 2011 2:13 am

wow, Cali Dheere fellows got very dignified and handsome faces now i believe MR in Gedo look better than ones in east.

User avatar
OliveOil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7678
Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams

Re: Beesha Cali Maxamed (Cali Dheere) had meeting in London-

Postby OliveOil » Mon Jul 25, 2011 4:47 am

wow, Cali Dheere fellows got very dignified and handsome faces now i believe MR in Gedo look better than ones in east.
:? :? :? :?

abdirisak22
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 495
Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.

Re: Beesha Cali Maxamed (Cali Dheere) had meeting in London-

Postby abdirisak22 » Mon Jul 25, 2011 11:19 am

wow, Cali Dheere fellows got very dignified and handsome faces now i believe MR in Gedo look better than ones in east.
:? :? :? :?
Olive, what?


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 6 guests