Nairobi, Kenya (AOL) – Bayaan ay maalintii shalay aheyd magaalada Nairobi ee dalka Kenya kasoo saareen qaar ka mid ah waxgarad ka tirsan beesha Xassan Gaashireedle oo ka tirsan beelweynta Sade Mareexaan ayaa waxay si cad uga soo horjeesteen hanaanka iyo maamulka Azania ee kal dhaweyd looga dhawaaqay magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya.
Waxgarad, culimaa’udiin, dhalinyaro rag iyo dumar isugu jiray oo ka tirsan beesha Xasan Gaashireedle oo dhawaan kulan ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa si cad uga soo horjeestay qaabka uu u shaqaynayo Maamulka Azania.
Xubnihii kulankasi ka soo qayb-galay ayaa ugu dambayn isla gartay in ay soo
saaraan bayaan ay ku cambaaraynayaan habka iyo Maamulka Azania oo
mudooyinkii la soo dhaafay la hadal hayay.
Hoos ka akhri baaqa diidmada ay beesha Xasan Gaashireedle kaga soo horjeesteen maamulka Azania oo asagu isfasirayo.
Signing:
http://www.allgedo.com/newswire/wp-cont ... 4x1024.jpg
Reer Hassan





