Maamulka in la shaandheeyo ayuu u baahanyahay.
kuwo shiishka isaga dhagan oo dad la raadis ah ayaa ku jira.
waliba rugtan kuwa xubinta ka ah ayaa badanaa lala raadsadaa
shiishka.
xubnaha rugtan ka tirsan iyo xubnaha qaybaha kale markay
madaxa is daraan oo ay arintu qusayso siyaasad ama qabiil,
shaabuga badinkii waxaa lala eegtaa xubnaha rugtan (gedo section)
ka tirsan.
af gambi/cinqilaab in la suubsho ayaa harsan.