Page 1 of 1

Al shabab capture ethio technicals in Busaar(pics)

Posted: Fri Sep 02, 2011 11:30 am
by grandpakhalif
Saraakiisha Amxaara kalkaalka ah ee ka dagaalama wilaayada Islaamiga Gedo ayaa ku fadeexadoobay warar dacaayad ah oo ay ka jeediyeen warbaahinta cadawga ee magaalada Muqdisho iyo midda dibadda kasoo hadasha.


Maxamed Cabdi Kaliil waa Dagaal Ooge kasoo jeeda Gobolka gedo wuxuuna muddo sanada ah kasoo jabhadeynayay gudaha wadanka Itoobiya isagoo taageero ka helaya ciidamada Kirishtanka Itoobiya ee degmada Doolow qabsaday.

Isbuucii hore markii ay mujaahidiintu dagaalkii Buusaar ku qabsadeen gaadiid dagaal iyo saanado Milleteri ayuu warbaahinta lasoo xariiray Mujrim Maxamed Cabdi Kaliil wuxuuna isku dayay in uu beeniyo guulaha mujaahidiintu gaareen iyo hubka laga qabsaday Maleeshiyaadka cadawga ah.

Kaliil wuxuu sheegay in hubk shabaabul mujaahidiin qabsadeen ay leedahay mid kamida beelaha dega gobolka Gedo wuxuuna yiri "Waan ka xunahay in Al Shabaab ay dhacaan hubka beelaha Soomaaliyeed, warbaahinta waxaan u sheegaynaa in hubka shabaab qabsadeen uusan aheyn hub dowladeed"ayuu yiri Kaliil.

Hadaba Shacabka magaalada Baardheere ayaa meel fagaara ah ku daawaday gaadiidkii dagaal iyo saadkii ciidan ee maleeshiyaadka cadawga ah loogasoo qabsaday dagaalkii Buusaar waxaana sidaasi ku beenoobay sheegashadii Dabadhilif Maxamed Cabadi Kaliil.

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Allahuakbar

Re: Al shabab capture ethio technicals in Busaar(pics)

Posted: Fri Sep 02, 2011 11:33 am
by XimanJaale
:lol: :lol: :lol:

War waa gaariga biyo dhaaminka, iyo 4 gawaari oo awal yaalay Baardheere :lol: :lol: