aa-Li-Laahi waa inaa ileyhi raajicuun. Aduunyadu waa safar, qofkastana maalin ayuu ka tagayaa, ma dhinte waa ILAAH. Hadaba anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Allaha u naxariistee (Col. Abdinasir Barkhadle Tahlil Abdille (Madoobe) oo ku geeriyootay dalka Somalia magaalada Mogadishu 1.11.2011, waxaan dhamaan halkaan uga tacsiyeynaynaa (Reer Barkhadle Tahlil Abdille, waxaana ILAAH uga baryeynaa inuu marxuumka qabrigiisa u nuuriyo, janadiisa Fardowsana ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan uu ka siiyo. Aamiin, Aaamiin, Aaamiin.
Liiska magacyada dadka Tacsidaan sida wada jirka ah u diraayo waa:
1. Prof. Warsame Xasan Cali
2. Dr. Abdinasir Mohamoud Haji Moahmed
3. Nabadoon Abdullaahi Haji Mohamed Abdlle (Abdullahi Gurey)
4. Suldaan Ahmed Haji Dirir Aden Tahlil
5. Eng. Mohamed Ibrahim Ali
6. Mohamed Deeq Aden Mumin Tahlil
7. Col. Hussein Mohamed Hussein Qarmadoobe
8. Suldaan Mohamud Aden Tahlil
9. Sudaan Abdi Yusuf Farah (Gaafaa)
10. Dr. Khalid Haji Abdi Khawaje
11. Dr. Hassan Essa Ali (Kuuriye)
12. Eng. Abdullahi Hassan Ali
13. Dr. Warfa Hassan Tahlil
14. Dr. Abdulkadir Mohamed Tahlil
15. Dr. Walid Hassan Tahlil
16. Dr. Abdishukri Ali Hassan
17. Eng. Guled Hassan Ali
18. Col.Jamal Abdi Abdalle
19. Sheikh Abdinasir Mohamed Hussein Qarmadoobe (Sheikh Madaxeey)
20. Suldaan Haji Dahir Mohamed Tahlil
21. Xildhibaan Mohamud Mohamed Samatar (Fiidfiito)
22. Nabadoon Ahmed Mohamed Samatar (Ardooy)
23. Dr. Hussein Mohamed Tahlil
24. Dr. Mohamed Hassan Ali (Stateman)
256. Suldaan Mohamed Abdullahi Seraar Farah
26. Suldaan Dayib Mohamed Tahlil
27. Dr. Abdi Mohamed Samatar Ardooy
28. Sheikh Mukhtaar Macalin Hussein Tahlil
29. Suldaan Khalif Haji Dirir Aden Tahlil
30. Suldaan Shadhuuke Moahmed Hussein Qarmadoobe.
———–
Abdirizak Mohamed Tahlil, Leicester UK, Chairman of Leicester Disabled Action Group.



