Page 1 of 1

Poilticians visit Caabudwaaq, Balanbale, Dhabad, Bangeelle..

Posted: Sat Nov 19, 2011 5:13 pm
by XimanJaale
Xildhibaan Cabdi Xafiid Sacdi Jamaca oo Ka tirsan Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya oo Manta Soo Gabagabeeyey Booqashadii Uu ku marayey Waqooyiga Galaduud.

Xildhibaanka oo maalmihii u danbeeyey socdaalo ku marayey deegaanada waqooyiga galgaduud ayaa maanta soo gabagabeeyey ka dib markii socdalkii ugu danbeeyey ku tagay deegaanka Bangeele oo hoostaga degmada Caabudwaaq halkaasi oo uu kula kulmay masuuliyinta deegaankas islamarkaana ay si wanaagsan ugu soo dhaweeyen waxaana socdaalkiisa ku wahelieyey qaar ka mid ah maamulka ahlusuna waljamaaca iyo xubna ka tirsan bulshada rayidaka iyo saraakiil ka tirsan dowlada KMG ah ee soomaaliya.

waxaana uu uga warbixiyey masuuliyiinta deegaanka bangeele socdaalkiisa ku aadan imaanshaha gobolada dhexe isagoo u sheegay in uu dowlada KMG ah u geen doono fariin ku aadan waxyaabaha uu soo arkay oo ay ka mid tahay in deegaanada waqooyiga galgaduud ay ka gaabisay dowlada KMG ah wax u qabashadooda islamarkaana inta badan ay taageero siiyaan shacab weynaha ku nool deegaanadaas hadba dowlada dalka soomaaliya ka talinayso isagoo uga mahadceliyey sida quruxda badan ee looga soo dhaweeyey, waxaana ugu danbayntii uu dib ugu soo laabtay magaalda Caabudwaaq oo markii hore uu ka tagay.

Xildhibaan Cabdi Xafiid Sacdi Jaamac oo ah xildhibaankii ugu horeeyey ee Soo gaara Gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya tan iyo intii ay xukunka dalka la wareegatay dowlada Sheekh Shariif ayaa si waca loogu soo dhaweeyey Gobolka Galgaduud waxaan socdaalo uu ku soo kala bixiyey Magaalada Balanballe oo si wacan loogu soo dhaweeyey iyo sido kale Degmada Dhabad oo ayana uu tagay waxaan iminka xildhibaanku u sheegay in muhiimada Koowaad uu siinayo sidii dowlada KMG ah uu ugu gudbin lahaa warbixinada uu ka soo aruuriyey deegaanada uu booqday isagoo sidoo kale sheegay in uu ka qayb qaadnayo Dhismaha Airporka Degmada Caabudwaaq kaasi oo iminka shaqo ay ka socoto.

Bashiir Yuusuf Nadaara
Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Big Sade tanks 8-)
Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

http://kismaayo24.com/?p=21384

Re: Poilticians visit Caabudwaaq, Balanbale, Dhabad, Bangeel

Posted: Sat Nov 19, 2011 5:29 pm
by accident
:up:

Re: Poilticians visit Caabudwaaq, Balanbale, Dhabad, Bangeel

Posted: Sat Nov 19, 2011 8:55 pm
by abdirisak22
Ximanjaale is very resourceful guy. Abudwak: pictures strike me always. dont why...... but, red the sand, the trees and the rocks seem out of this world.
Abudwak must be full of minerals and rare earth.


Thank you Garaad Ximan-Jaalle u should recognized as the head of Sede information centre.

Re: Poilticians visit Caabudwaaq, Balanbale, Dhabad, Bangeel

Posted: Sat Nov 19, 2011 9:12 pm
by mudugawi
Self reliance is the way forward :som: . No amount of UN, shitty NGOs will help to solve the problems of our country. Its time for us Somalis to engage with local people and boost local administration, local security, local economy.

Re: Poilticians visit Caabudwaaq, Balanbale, Dhabad, Bangeel

Posted: Sun Nov 20, 2011 2:45 am
by Murax
:up: :up: