Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ururka SASDO creates seminaar for elders in Galgaduud

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12573
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Ururka SASDO creates seminaar for elders in Galgaduud

Postby XimanJaale » Mon Nov 21, 2011 4:49 pm

Sade Student Development Organisation starts a peace and war solving seminaar for elders in Caabudwaaq, Galgaduud.
Ururka SASDO oo qaban qaabinaya Siminaar Odayaasha dhaqanka ee Deegaanka Galgaduud lagu barayo Nabadda iyo Xallinta Khilaafaadka
Ururka SASDO ayaa waayadan oo dhan wuxuu ku hawlanaa qaban qaabada siminaar heer sare ah oo ku qabanayo Magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud.



Siminaarkaan ayaa Ururku wuxuu ugu talagalay Odayaasha Deegaannada Caabudwaaq, Dhabbad, Ballanballe, Bangeelle iyo Yamaarugley.



Odayaasha Siminaarka loo qabanayo ayaa ah Odayaasha deegaannadaas macruufka ka ah looguna laabto wixii deegaannadaas ka dhaca.



Odayaasha loo qabanayo Siminaarkaas ayaa gaaraya ilaa 40 Oday, waxaana Siminaarkaas lagu qabanayo Magaalada Caabudwaaq, wuxuuna Ururku isku hawlayaa Odayaasha ku sugan Caabudwaaq mooyee in uu Odayaasha kale ka keeno Magaalada Deegaannada kale si ay Siminaarkaas uga qayb qaataan.



Waxaa kale oo Siminaarkaas lagu casuumay oo ka soo qeyb galaya siminaarkaas Maamulka Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca.



Siminaarka Casharada lagu bixinayo ayaa waxaa iska kaashanaya diyaarintooda xafiisyada Ururka Ee Magaalada Karachi ee Waddanka Pakistan iyo Xafiiska Nayroobi ee Waddanka Kenya, iyadoo casharadaasna ay bixin doonaan Aqoon yahanno ku sugan deegaannadaas oo horey uu ururku u geeyey deegaannadaas si ay hor mariyaan deegaannada.



Siminaarkaas ayaa waxaa la qorshaynayaa in uu dhaco sitimaanada soo socda haddii alle yiraahdo, iyagoo la rajanayo in uu ka dhaco hoteellada ugu waaweyn magaalada Caabudwaaq wuxuuna soconayaa ilaa 3beri.



Marka uu siminaarka dhammaado waxaa la guddoonsiin doonaa Odayasha Shahaadooyin iyadoo billadana la guddoonsiindoono odayaasha loo arko in ay wax badan ka soo qabteen deegaannadaas.



Xafiiska Ururka SASDO ee Karachi,
sasdo@live.com
Cabdirude@hotmail.com

Tel: 0092 3232 727 523
http://sasdo.org/?p=464

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests