Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

TFG adminstration of Gedo expels Norwegian NGO

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12573
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

TFG adminstration of Gedo expels Norwegian NGO

Postby XimanJaale » Thu Dec 01, 2011 6:04 pm

I strongly back this move :up:
Hay'addani waxay ka hawlgalaysay gobolka Gedo tan intii ay dawlad la'aanta ahayd Somaliya, ujeedada ay halkaas u joogtayna waxay ahayd mainly xagga waxbarashada.

Si ay ugu fududaato inay ka hawlgasho goobaha ay colaadaha ka jiraan waxay inta badan shaqaalaysaa shakhsiyaad u dhashay deegaanka. Hadaba waxaan rabaa inaan qoraalkaan wax yar ka taa-taabto waxa ay shakhsiyaadkaan iyo hay'adaba ka qabteen waxbarashada Gedo.

Hay'adani waxay sheegtaa inay goobo waxbarasho oo dhan ilaa 370 goobood oo gobolka Gedo ay ka caawiyaan xagga waxbarashada, isla markaasna ay mushaar siiyaan ilaa iyo 600 oo macalin. Waa sida ay sheegtaan isla markaasna u diiwaan gashan. intaasoo shaqaale ah ama macalimiin ah waxaa mushaarkii loogu tala galay jeebka ku rita hawlwadeenada deegaanka Gedo oo waliba ah shakhsiyaad ku dhashay gobolka, oo haddii loo baahdo aanu magacyadooda halkaan ka cadayn doono.

Norwegian Church Aid (NCA) dhaqaalaha ay ku bixiso gobolka Gedo si waxbarasho ay u helaan jiilka soo koraya waa waxaan la qiyaasi karin.

Sida aanu ognahay ma jirto hal goob ama Iskuul ama macalimiin ay hal mushaar iska daaye ay qado ka bixiyeen damiirlaawayaashani. Gobolada kale ee ay hay'adani dhaqaalaha ku bixiyo waxaa ka mid ah gobolka Awdal (Boorame) oo ah deegaanka ugu horeeya xagga waxbarashada marka la eego Somaliya. Gedo waxay loo qoondeeyeey dhaqaale la mid ah kan Awdal (Boorama). hadaba Su'aasha meesha ka jirtaahi waxaa weeye maxay shacabka Gedo u arki la'yihiin dhibaatada ay ku hayaan dhuuni qaatayshaan aanan waxba hanbaynayn ee dhalaankooda mustaqbal xumida iyo waxbarasho la'aanta dhigay?

NCA mas'uuliyiinteeda Somalida ah ee Gedo ka hawlgala waa kuwa ugu dhaqaalaha badan dadka deegaanka, xitaa waxaa la cadeeyey inay villa-ooyinka ugu waawayn ay ku leeyihiin gobolka Gedo iyo wadanka Kenya.
Iyagoo progress repor-ka ay sanad walba u geeyaan hay'adani ay ku sheegaan inay ay waxbareen arday badan oo gobolka deggan.


Habada, iminka hay'adan waa laga cayriyey Gedo sababtoo lagu sheegay waxqabad xumo, lunsasho dhaqaale, iyo iska horkeen qaar ka mid ah shacabka gobolka Deggan.
Adigoo mahadsan Akhr Progress Reporkii ay sameeyeen ee ugu dambeeyey


Maxay kula tahay cayrinta NCA ee gobolka Gedo?

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 6 guests