General Ahmed Warsame and huge delegation are heading towards Caabudwaaq and other Sade towns in Galgaduud.
Wararka naga soo garaya Magaalaa Cabudwaaq ee Bartamaha Somalia aya waxaay tibaxayaan in Magaaladaasi u bari ku soo wajahan yahay Wafdi Balaaran oo u hogaaminayo Xildhibaan Axmed Warsame Maxamed.
Socdaalka Wafdigaan aya waxaa lagu sheegay in ay qayb ka qaadan doonan Xaal u helida Isfahaan waaga ka jira Magaalada Cabudwaaq.
Wafdigaaan ayaa waxaay sido kale booqan doonan deeganada kale ee Waqooyiga Galgaduud waxaayna u kuur galidoonan Xaalada guud ee deeganada iyo bahiyaha ka jira deeganada Waqooyiga Galgaduud.
Waxaa Caawa ka socda Magaalada Cabudwaaq diiyaar garow balaraan oo lagu jiro so dhaweynta Wafdigaan heerka Sare ah.
more updates soon inshallah