Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

University to be built in Caabudwaaq (dhagax dhig) -PICS

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

University to be built in Caabudwaaq (dhagax dhig) -PICS

Postby XimanJaale » Thu Jan 05, 2012 3:55 pm

Reer Caabudwaaq and the diaspora are gonna start building a university in Caabudwaaq. More development in Caabudwaaq :up: :som:

Image
Waxaa Maanta Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud Laga dhagax Dhigay Laba Xarumood Oo Loogu Talo galay Jaamacad ay yeelato Magaalad Caabudwaaq Iyo Xarun Ah Machadka Tababarka Farsamada Gacanta Ee Magaalada Caabudwaaq.

Xaflad Aad U Heer Sareeysa Oo Ay Soo Agaasmiin Qaar Ka Mid ah Bulshada Qaybaheeda Kala Gadisan Oo ay Ugu Horeeyaan Dhalinyaro Ayagu Xitaa Ku Deeqay Booska Lagu Dhagaxdhiga Maanta Labadaan Xarumood Iyo Maamulka Degmada Cabudwaq Ee Ahlusuna Waljameeca, Ugaaska Beesha Sade Bari Ugaas Axmed Bare Cali Taakoy Qaar Ka mid ah Ururada Haweenka Iyo Waxgarad.

Waxaana Ugu Horayn Halkaas Ka Hadlay Oo Soo Dhaweeyey Furitaanka Jaamacada Caabudwaaq Iyo Xarunta Farsamada Gacanta Ee Caabudwaaq Waxaan Baaq Uu U diray Jaaliyada Ka soo Jeeda Waqooyiga Galgaduud In ay Ka Qayb Qaataan Hormarka Degmada Ka Socda Hadayn Ahaan Lahayd Airporka Jaamacada. Machadkan Koleejka Agoonta Iyo Dhisitaanka Isbitaalo Waqooyiga Galgaduud waxana Uu Uga Mahad Celiyey Cida Hada Soo Agaasintay in Bal Marka Hore ay sii Bilaaban Labadan Xarumood.

Sidoo Kale Waxaa Isna Hadalo Ku Aadan Munaasabada Ka Yiri Goobta Gudoomiyah Degmada Caabudwaaq Ee Ahlusuna Walajmeeca Sh. Xasan Cabdi Calas (Xasan Caabudwaq) Isagoo Soo dhaweeyey Hormarkaan waxaana uu Taasi Ku Macneeyey Amniga Ka Jira Waqooyiga Galgaduud Oo ay Ayagu Kaalin Mug Leh Ka Qaateen Isagoo sheegay in ay soo dhaweeynayaan cid walaba oo deegaanka hormarkiisa wada kuna taageeryaan.

Cabdulaahi Cabdi Salaan (Cabdulahi Garoon ) Oo Isagu Labadan Xarumood Maanta Lahaa Dhagax Dhigooda Islamarkaana Sheegay In Ay Bilaabayaan Haday Yihiin Qurba Joogta Deeganka Ka soo Jeeda Ee Jecel Hormarka Deegaanka Waxaana Uu Sheegay in Hada La Hormarinayo Xarunta Machadka Farsamada Gacanta Ee Cabudwaaq islamarkaana Uu Ugu Baaqay Jaaliyada in ay arkaan In Maanta La Bilaabay Labadan Xarumood Kana Qaybqaatan Cidii Awoodana Gacan Ka Geystaan balse Waxaa Sidoo Kale Baaq U diray bulshad Caabudwaaq Una Sheegay in Marka Hore La doonayo in ay iyagu taalabada hore qaadaan oo gacan wayne ka geystaan jaaliyadan caawin kaliyah ay waydiistaan balse hadii ay ku haleeyaan jaaliyada in waxbadan aysan qaban Karin.

Sidoo kale Qaar Ka Mid ah Qurba Joogata ayaa iyana ka hadlay furitaankii dhagax dhiga manta waxaana ay sheegeen in qofksta oo ree Caabudwaaq ah Hadii Uu hala Dhagax Ama Jiingad Ama Alwaax Keeno Ay wax Badan Ka Qaban karaan Jaaliyadana Ay Gacan Ka Geysan Garto Diyaarna Ay U Yihiin In ay ka Qaybqaataan Horumarka Deegaankooda.

Si Kastaba Ha Ahaate Waa Markii Ugu Horaysay Ee Labadan Xarun Laga Hirgaliyo Waqooyiga Galgaduud Gaar Ahaan Magaalada Caabudwaaq Waxaana Soo Dhaweeyey Bulshaweynat Ku Nool Gobolada Dhexe Ee dalka Soomaaliya Oo La Sheegay In Hormar U Soo Hoyday Galgaduud Ay Tahay.
Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30666
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: University to be built in Caabudwaaq (dhagax dhig) -PICS

Postby grandpakhalif » Thu Jan 05, 2012 4:19 pm

:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: University to be built in Caabudwaaq (dhagax dhig) -PICS

Postby quark » Thu Jan 05, 2012 9:02 pm

:up: mashallah

union
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9071
Joined: Sat Oct 31, 2009 8:02 pm

Re: University to be built in Caabudwaaq (dhagax dhig) -PICS

Postby union » Fri Jan 06, 2012 3:12 am

A great project indeed. :up:

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: University to be built in Caabudwaaq (dhagax dhig) -PICS

Postby zingii » Fri Jan 06, 2012 8:44 am

:som: :som:

goobaha nabada yar heesta waa in horumarkooda ka shaqeeyaan sida C/W. :up:

User avatar
kismayogedojubaland
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1115
Joined: Sun Jul 25, 2010 12:20 pm
Location: Ceelcade, Gedo, Jubbaland State of Somalia

Re: University to be built in Caabudwaaq (dhagax dhig) -PICS

Postby kismayogedojubaland » Fri Jan 06, 2012 4:39 pm

:up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 10 guests