Awe
Moderators: Moderators, Junior Moderators

Wagerdhac have a Reputation indeed but that is nothing compared with the single might of Qoyane. I am advocating for War but god forbid if it does may the whole Wagerdhac laf rest in peace.Boqor, I'm not advocating for war but I'm laughing at your statement about wagerdhac knowing their reputation. Awe, ina nuur waa niman mataan ciis ah, laangaab ka fog.

Haye, your still going with the insult eh? yap yap yap doggy fetch the bones^^ This why everybody thinks your a nacas, how do you expect me to take you seriously. I'm done here.




Mahad was nicknamed Qooyane because of his Generosity. He was a very wealthy guy and his pockets were always full of $$$.![]()
![]()
![]()
qooyane waa ruun
![]()
![]()
did mahad pee on himself horta ...
![]()
![]()
...the only omar-muxamoud with a reputation is reer-khalaf dude...


Wagerdhac have a Reputation indeed but that is nothing compared with the single might of Qoyane. I am not advocating for War but god forbid if it does may the whole Wagerdhac laf rest in peace.Boqor, I'm not advocating for war but I'm laughing at your statement about wagerdhac knowing their reputation. Awe, ina nuur waa niman mataan ciis ah, laangaab ka fog.



hmm.WTF ximan did your boys get lost or what we are still waiting for them in Galkayo

They are not my boys. They are Col Xassan's boys.WTF ximan did your boys get lost or what we are still waiting for them in Galkayo
Waxaa maal mahaan shirbalaaran ugasocday dagmada Dhabbad oo katirsan gobalka galgaduud beesha Wagardhac oo kamidda beelaha Sade Mareexaan.
Shirkaan oo ah shir aad loosoo agaasimay oo ay kaso qeeyb galeen cuqaal nabadoono iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda sidda hooyooyinka dhalinyarada culumada aqoon yahano siyaasiyiin ayaa waxaa looga hadlay labo qodob oo aad muhiim ugu ah beesha xiligaan hada lajoogo .
Sido kale waxaa shirka lagu martiqaaday oo ka soo qeybgalay masuuliyiin sar sare
Oo katirsan Maamulka Culuma’udiinka ahlusuna waljamaaca ee gobollada dhaxe kuwaas oo aay ka midyihiin Shiikh Cali Xassan Cali dheere , Shiikh Carab shiikh Cabdulaah, Shiikh Iraad Muxummed Wardheere iyo qaar kaloo farabadan kuwaas oo matalayay maamulka ahlusuna ayaa ka sooqeyb galay oo joogay shirka.
Inkastoo shirku wali socdo uuna soo gaba gaboobi doono maal maha fooda inugu soo haya aya waxaa no sura galay in anu helno qodobada rasmiga ah ee Shirkaasi lagu lafa gurayay Malmihi anu soo dhafnay.
Sido kale waxaa amar lagu siiyay ciidamo farabadan Oo uu hogaaminayay Col Xassaan Samatar Xasaan Low Oo Indhawaalaba kusugnaa Xafada Xariir ee Magalada Gaalkacyo in aysan wax dhaq dhaqaaq ah sameeyn ilaa iyo inta go,aan mideeysan laga qaadanayo arinta dhaq dhaqaaqa ciidan keentay ee dilkii Suldaan Saciid .
Beesha Wagardhac aya waxaay Digniin u dirtay beelaha la daga gobalka Oo mararka qaar isku daya in aay sameeyaan Dhulbalaarsi iyo in aay kusoo durkaan dhulka beeshu ka dagto gobalka ayada oo beeshu sheegtay in aaysan u dulqaadan doonin in dhulka beesha lagu soo durko ama la soo damaaciyo taako ka mid ah cidii isku daydana aay ka shalaayi doonto.
Dhanka kale waxa aay beeshu ugu baaqeysaa beelaha kale Ee Soomaaliyeed in aay kuwada noolaadan walaalnimo Darisnimo Iyo Soomaalinimo.
Sikastaba ha ahaatee shirkaan Dagmada Dhabaad Uga socda beesha Wagardhac ayaa ah shirkii ugu balaarnaa oo indhawaalaba beeshu iskugu timaado ka sokow Dilki Suldan Siciid waxana si weyn diirada logu saaraya Shirkaani in beesha ay adkaysato Deeganada ay ka dagto Gobolada Dhexe ee Somalia Sida Dagmada Dhabad Galinsoor Xafada Xariir ee Magaalada Galkacyo iyo Deegano kale.
Shirka iyo wixii kasookordha waan idin soo gudbineeynaa hadii Eeebe iddmo.

Users browsing this forum: No registered users and 9 guests