Maxamed Cabdi Kaliil oo ah Guddoomiyaha gobolka Gedo oo sheegay in bartamaha bisha soo socota ee March uu shir weyn ka dhici doono gobolka Gedo, kaasoo looga tashan doono sidii maamul goboleed loo dhan yahay loogu dhisi lahaa gobolada Jubbooyinka iyo Gedo
Any Jubbalanders got any relatives that is going to go to Garbaharey for the formation of Jubbaland State?