I will try my best to be amongst the first to land there inshallah when it is finished.Daawo Sawirada”Xaflad Lagu Furayay Garoonka Caabudwaaq
Admin1 | Mar 20, 2012 | 1 comment
Xaflada Balaaran oo Lagu Dhagax Dhigayay Garoonka Caabudwaaq Ayaa Maanta Lagu Qabtay Magaalada Caabudwaaq Ee Waqooyiga Galgaduud.
Munaasibadani Ayaa waxaa kasoo Qayb Galay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada ku Nool Degmada Caabudwaaq Sida Golaha Guurtida Beesha Sade Ururada Haweenka Ardayda Wax ka Barata Dugsiyada Sare Iyo Hoose Ee Magaalada Caabudwaq.
Sidoo Kale Waxaa Munaasidani Goob Joog ka Ahaa Xildhibaanada kasoo Jeeda Waqooyiga Galgaduud Qurba Joog Maamulka Culima,udiinka Ahlusunna Wal-jamaaca Waxaana Ay Dhamaantood Sheegeen In Ay Aad Ugu Faraxsanyihiin In Markale Dib Loo Bilaabo Dhismaha Garoonka Magaalada.
Waxaana Mahad Naq Balaaran loo Jeediyay Dowlada KMG Soomaaliya oo Ayado Dib u Bilowday Dhismaha Garoonka Magaalda Iyo Qurba Joogta u Dhalatay Gobolka Galgaduud oo Ayaguna Kaalin wayn ka Qaatay Dhismaha Garoonka.
Hoos ka Daawo Sawirada
this is the final stage for the landing strip, it is also phase of the construction, but inshallah before the end of the year the airport building will also be build.






