These Garre waa mooryaan, they are looting business. They are messing with the wrong people I tell ya!!Wararka naga soo gaaraya MAgaalada MAndhera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in maanta halkaas ay ka dhaceen banaanbaxyo rabshado wata.
Banaanbaxyada ayaa ahaa kuwa ay dhigayeen dadka Magaalada, iyadoona markii danbe banaanbaxa uu isku badalay Gacan kahadal, boob iyo biliqeysi.
QOf kusugan Magaalada ayaa inoo xaqiijiyay in banaanbaxan uu ka danbeeyay kadib markii koox hubaysan ay xalay toogasho ku dileen mid kamid ah Tagaasileyda Magaalada Mandhera.
Waxaa la jabsaday oo la biliqeysaty Dukaamo kuyaal Magaalada, iyadoona lagubay qaar kamid ah guryaha kuyaal xaafadaha Magaalada Mandhera.
ISka Hor imaad xoogan ayaa Ciidamada amaanka Kenya iyo kuwa BAnaanbaxayaasha dhexmaray taas oo keentay in Ciidamada toogasho ku dileen mid kamid ah Dadkii banaanbaxa dhigayay.
Xaalada ayaa aad ukacsan, waxaana Ciidamada la dhoobay dhamaan xarumaha kala duwan ee Magaalada, iyadoona shacabka loogu baaqay in ay isdajiyaan.
Waxaa jira warar sheegaya in rabshadaha ay udhaxeeyaan dad isku raadsanaya qaab qabiil, iyadoona haatan lagu baaqayo in la joojiyo amaan xumada Mandhera.




