Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Caabudwaaq women discussion forum

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Caabudwaaq women discussion forum

Postby The`Republic » Wed May 02, 2012 3:34 pm

Dood ku saabsan doorka Haweenka Cabudwaaq ay ku leeyihiin Nabada iyo Horumarka ayaa maanta lagu qabtay Cabudwaaq

Shabakada Warbaahineed ee Kismaayo24.com ayaa bilowday barnaamij loogu magacdaray xoojinta Nabada, horumarka iyo dib u hishiisiinta bulshada Soomaaliyeed ayaa waxaa wajigii koowaad lagu qabtay magaalada Cabudwaaq, waxaana dooda toddobaadkan ku eegeynaa doorka haweenka Cabudwaaq ku leeyihiin nabada iyo horumarka bulshada ku nool magaaladaasi.

Wariye Mahad Xasan Diino oo ka mid ah wariyayaasha Kismaayo24.com uga soo warama gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa doodan u qeybinaya qaarka mid ah haweenkaasi oo isugu jira howl-wadeenada dallada haweenka ee IFTIN iyo qaarka mid ah Maamulka Somali Central State kuwaasi oo siyaabo kala duwan u cabirayo doorkooda.

Bulsho kasta oo meel kuwada nool waxaa muhiim ah inay noloshooda u helaan Nabad iyo hishiis ay kuwada nool-yihiin kadibna waxaa imaaneysa inay bulshadaasi guul ka gaaraan waxbarashada,ganacsiga iyo la socoshada geedi-socodka aduunyada kale.

Magaalada Cabudwaaq waxay xudun u tahay maamulo is diidan oo kawada jira gobollada dhexe,waxaana ay tahay magaalo ay hal qabiil degan yihiin balse aan laheyn maamul toos la isugu raacay. Waxaa dhinac ka jooga Maamulka Ahlusuna oo sii daciifaya, Somali Central State oo magac ahaan u jooga iyo Xildhibaano xilal doon ah oo magaalada 20 sano kadib maanta yimid si ay qeyb uga noqdaan dowlada la soo dhisi doono bisha Agusto.

Waxaa magaalada iminka ay heysataa iskuulo badan oo ay qaarka mid ah gacanta ku hayaan hayádaha kala ah HIRDA iyo AFRICAN DARYEEL kuwaasi oo xarumo ku leh magaalada Amsterdam ee dalka Holland,balse howlo horumarineed oo dhinaca waxbarashada ka qabta deegaano badan oo ka tirsan Soomaaliya. Waxaa sidoo kale magaalada ka jira isbitaal weyn oo la yiraahdo Hadiya Hospitaal kaasi oo dhowr sano ka hor magaalada uu ka hirgeliyey Dr, Abdirisaaq oo ka mid ah Qurba-joogta deegaankaasi.

Dhinaca kale Garoonkii diyaaradaha magaalada Cabudwaaq ayaa isagana gacanta lagu hayaa,waxaana howshaasi wada gudi dhan 15 xubnood oo uu hormuud u yahay Dr,Maxamuud Gaab howlahaasi oo dhan waxaa ay qeyb ka yihiin dhinaca horumarka oo ay sameysay magaalada Cabudwaaq.

Haddaba akhristayaasha iyo daawadayaasha ku xiran shabakadan waxan idin balanqaadi doonaan barnaamijyo lagu dhiirigelinayo isku xirka iyo mideynta bulshada Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan,waxaana sidoo kale abuuri doonaa isku xirna Qurba-joogta iyo dadka Gudaha ku sugan.

HALKAN KA DHAGEYSO DOODA DOORKA HAWEENKA CABUDWAAQ AY KU LEEYIHIIN NABADA IYO HORUMARKA BULSHADA:

http://kismaayo24.com/?p=33441

Image
Image

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27573
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Caabudwaaq women discussion forum

Postby Murax » Wed May 02, 2012 4:09 pm

Caabudwaaq, home of the brave :up:

User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7304
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Caabudwaaq women discussion forum

Postby Smile-LiKe-SuN-RiSE » Wed May 02, 2012 5:18 pm

Mashallah..the women of C town caadi ma ah :clap: :clap:

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Caabudwaaq women discussion forum

Postby grandpakhalif » Wed May 02, 2012 10:04 pm

No niqaabs? :? Sufism has hindered the spread of salafism.

User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15173
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: Caabudwaaq women discussion forum

Postby ZubeirAwal » Wed May 02, 2012 10:06 pm

No niqaabs? :? Sufism has hindered the spread of salafism.
did the prophets wives weard niqab constantly? did the quran say cover your yourself to conceal your beauty or to make yourself look like batman?

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Caabudwaaq women discussion forum

Postby grandpakhalif » Wed May 02, 2012 10:07 pm

Don't you have some sufi dancemoves to practice. :arrow:

User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15173
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: Caabudwaaq women discussion forum

Postby ZubeirAwal » Wed May 02, 2012 10:08 pm

Don't you have some sufi dancemoves to practice. :arrow:
Dancemoves? You should learn what you are talking about, Meditation? Yes.

You on the other hand are policing women like they are toys, Niqab is not fard, it is optional.

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Caabudwaaq women discussion forum

Postby grandpakhalif » Wed May 02, 2012 10:10 pm

Ok kid.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests