Page 1 of 1

Heesteena Caawa Iyo Soo Dhawaynta Kornayl Barre Aden Shire (

Posted: Wed May 16, 2012 2:13 am
by CoolPoisons
Shabakada caalamiga ah ee Allgalgaduud Media ayaa caawa waxa ay idiin soo bandhigaysaa heesta soo dhawaynta Kornayl Barre Aden Shire (Barre Hiiraale) oo aanu leenahay salaan baanu kuu saarnay Geesiga gobta ahoow ee ay gunta rifeeyso.

Waxaa hubaal ah in Kornayl Barre Aden Shire (Barre Hiiraale) uu yahay halyeey geesi ah oo ay guni farqaha ku dhagan tahay, waxaana leenahay Allaha ku xafido, cadowgaaga iyo ninkii ciilqabana waa caanyo’e markaad hor istaagto ayay kala yaaci Insha Allah.



http://allgalgaduud.com/index.php?optio ... tid=1:news

KA NAX OO NAFTA WAA

Re: Heesteena Caawa Iyo Soo Dhawaynta Kornayl Barre Aden Shi

Posted: Wed May 16, 2012 8:25 am
by Adali
Barre Hiiraale Halyee wadani ah :up: :som:

Re: Heesteena Caawa Iyo Soo Dhawaynta Kornayl Barre Aden Shi

Posted: Wed May 16, 2012 1:29 pm
by grandpakhalif
Heroe :som: :up:

Re: Heesteena Caawa Iyo Soo Dhawaynta Kornayl Barre Aden Shi

Posted: Wed May 16, 2012 1:55 pm
by Icey
Nice :som: