Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Another Masjid being build for IDPs in Caabudwaaq

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Another Masjid being build for IDPs in Caabudwaaq

Postby Adali » Mon Jun 11, 2012 1:34 pm

Xerada Barakacayaasha JAQAF WAA BIR oo laga bilaabay masaajidkii labaad oo laga dhiso IDP.yada Caabudwaaq.

Jun 10, 2012 - jawaab

Xerada Barakacayaasha JAQAF WAA BIR oo laga bilaabay masaajidkii
labaad oo laga dhiso IDP.yada Caabudwaaq.

Masaajidkaan laga wado dhismihiisa xerada barakacayaasha ee JAQAF WAA
BIR ayaa waxaa soo dhaweeyay qaybaha kala duwan ee ay ka koban yihiin
bulshada dagan kaamkan ku waasi oo aan horay u haysan Bayd ay ku
gutaan Cibaadada EEBE uu ku faral yeelay Muslimiintiisa.

Saafi Aadan dhere oo kamid ah Gabdho Degan magalada Lister ee dalka
Ingiriirska aya wada dhisaha masjidkaan oo ah kii labaad ee ay u
dhisaan dadka ku jira xeryaha barakacayaasha Caabudwaaq waxaana ay u
sheegtay bulshada ku jirta Xerada JAQAF WA BIR iyada oo kala hadlaysay
idaacada Radio Caabudwaaq in ay inayku cibaadaystan masaajidkaan
iyadoo intaasna ku dartay nay uraacin doonaan Dugsigi Quraanka iyo
Musqulo.

“Hada dhismaha socda ka sokow waxaa lagaliyay masaajidka biyihii ay
dadku ku waysa qaadan lahaayeen insha ALLAAH waxa ka dhimana waan u
dhamaystirynaa” ayay tiri Saafi Aadan Dheere oo kamid ah Gabdhaha wada
dhismaha Masaajid ay u dhisayan Dadka Barakacayaasha Caabudwaaq.

Xerada Tawakal ayay ahayd Xeradii hore oo ay ka hirgaliyeen Gabdhahan
dagan magaalada Listar Masaajidkii koowaad kaasi oo hada ah mid ay wax
ku bartaan kuna cibaadaystaan dadka ku jira xeradaasi oo gaaraya 400
oo qoys.

Dada ku jira ee dagan xerada JAQAF WAABIR oo ubadan dadka Soomalidu ay
hayb soocdo ayaa iishegay in ay aad ugu faraxsan yihiin Dhismaha
Masaajidka laga blaabay halka ay ku nool yihiin iyagoona ALLE oga
baryay cid kasta oo ka qayb qadatay iyo kuwa damacsanba inuu EEBE ka
ajar siiyo.

Ugu Dambayn Hadaan nahay Bahda warbaahinta Galgaduudnews waxaa idin ku
baraarujinaynaa Akhristayaasha Booqata webkaan Galgaduudnews inaad ka
qab qaadataan dhisaha asaajidkaan oo ah hadii aad wax ku darsato
ijaaro xaga EEBE kaaga soconaysa Noloshada iyo Geeridaada intaba.

Fadlan la so xariir hadii aad wax ku darsanayso Baydka ALLE Gudiga Masaajidkan

Tel:- 0615504983 Sh. Axmed Aadan Dheere
Ama Email:- Kulan105@gmail.com

WTH is Jaqaf waa bir, someone is having a good time naming these IDP camps. :lol:
here are some pictures. :up:

Image
Image

User avatar
Turbulence
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2534
Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
Location: I take my time but I always win

Re: Another Masjid being build for IDPs in Caabudwaaq

Postby Turbulence » Mon Jun 11, 2012 2:07 pm

Nice. Post images of the finished product here too.

User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7304
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Another Masjid being build for IDPs in Caabudwaaq

Postby Smile-LiKe-SuN-RiSE » Mon Jun 11, 2012 2:31 pm

Xerada Barakacayaasha JAQAF WAA BIR oo laga bilaabay masaajidkii labaad oo laga dhiso IDP.yada Caabudwaaq.

Jun 10, 2012 - jawaab

Xerada Barakacayaasha JAQAF WAA BIR oo laga bilaabay masaajidkii
labaad oo laga dhiso IDP.yada Caabudwaaq.

Masaajidkaan laga wado dhismihiisa xerada barakacayaasha ee JAQAF WAA
BIR ayaa waxaa soo dhaweeyay qaybaha kala duwan ee ay ka koban yihiin
bulshada dagan kaamkan ku waasi oo aan horay u haysan Bayd ay ku
gutaan Cibaadada EEBE uu ku faral yeelay Muslimiintiisa.

Saafi Aadan dhere oo kamid ah Gabdho Degan magalada Lister ee dalka
Ingiriirska aya wada dhisaha masjidkaan oo ah kii labaad ee ay u
dhisaan dadka ku jira xeryaha barakacayaasha Caabudwaaq waxaana ay u
sheegtay bulshada ku jirta Xerada JAQAF WA BIR iyada oo kala hadlaysay
idaacada Radio Caabudwaaq in ay inayku cibaadaystan masaajidkaan
iyadoo intaasna ku dartay nay uraacin doonaan Dugsigi Quraanka iyo
Musqulo.

“Hada dhismaha socda ka sokow waxaa lagaliyay masaajidka biyihii ay
dadku ku waysa qaadan lahaayeen insha ALLAAH waxa ka dhimana waan u
dhamaystirynaa” ayay tiri Saafi Aadan Dheere oo kamid ah Gabdhaha wada
dhismaha Masaajid ay u dhisayan Dadka Barakacayaasha Caabudwaaq.

Xerada Tawakal ayay ahayd Xeradii hore oo ay ka hirgaliyeen Gabdhahan
dagan magaalada Listar Masaajidkii koowaad kaasi oo hada ah mid ay wax
ku bartaan kuna cibaadaystaan dadka ku jira xeradaasi oo gaaraya 400
oo qoys.

Dada ku jira ee dagan xerada JAQAF WAABIR oo ubadan dadka Soomalidu ay
hayb soocdo ayaa iishegay in ay aad ugu faraxsan yihiin Dhismaha
Masaajidka laga blaabay halka ay ku nool yihiin iyagoona ALLE oga
baryay cid kasta oo ka qayb qadatay iyo kuwa damacsanba inuu EEBE ka
ajar siiyo.

Ugu Dambayn Hadaan nahay Bahda warbaahinta Galgaduudnews waxaa idin ku
baraarujinaynaa Akhristayaasha Booqata webkaan Galgaduudnews inaad ka
qab qaadataan dhisaha asaajidkaan oo ah hadii aad wax ku darsato
ijaaro xaga EEBE kaaga soconaysa Noloshada iyo Geeridaada intaba.

Fadlan la so xariir hadii aad wax ku darsanayso Baydka ALLE Gudiga Masaajidkan

Tel:- 0615504983 Sh. Axmed Aadan Dheere
Ama Email:- Kulan105@gmail.com

WTH is Jaqaf waa bir, someone is having a good time naming these IDP camps. :lol:
here are some pictures. :up:

Image
Image
:lol: :lol: :lol: Rer mudug caadi maha :clap: :clap: Jareertii jaqaf waa bir camp la dhaho baa loo furay :lol: :lol: :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests