Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Saacid Faarax Garaad running for president.

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Saacid Faarax Garaad running for president.

Postby grandpakhalif » Mon Jun 18, 2012 2:10 pm

Waxaa soo baxayo warar xaqiijinayo in ganacsadaha la yiraahdo Saacid Faarax Garaad uu u sharaxan yahay doorashada madaxweynenimo ee Somalia oo la qaban doono bisha August ee sanadkan.

Saacid oo dhawaan magaalada Nairobi kaga dhawaaqay madal siyaasadeed cusub oo lagu magacaabo Rajo ayey cadaatay in uu kamid yahay musharixiinta u taagan doorashada maalmo ka hor markii uu magaciisa ka muuqday toddoba musharax oo doorashadaas ka qeybgeli doono, kuwaasoo Muqdisho ka soo saaray war saxaafadeed ay walaac kaga muujinayaan xaaladda dalka iyo sida ay wax u wadaan madaxda ugu sareysa DKMG.

Hoggaamiyaha madasha Rajo ayaa la sheegayaa in uu kamid yahay musharixiinta ugu cad-cad ee doorashada ka qeybqaadanayo, isagoo haatan ku sugan magaalada Muqdisho, halkaasna ka wado abaabul iyo olole uu doonayo in uu ku noqdo madaxweynaha xiga ee dalka.

Saacid Faarax Garaad waa nin muddo dheer ganacsade ahaa, islamarkaana degan dalka Kenya, waxaa dadka yaqaano ay ku tilmaameen shakhsi wadani ah oo ku wanaagsan hoggaaminta.

Doorashada madaxtinimo ee Somalia waxaa isku soo sharxay musharixiin fara badan oo intooda badan qurbaha ka yimid, mana cada cidda loo wado ee wadamada dariska iyo ururrada dowladda KMG gacanta ku hayo ay u dhiibi doonaan, maadaamaa maanta aysan shacab Soomaaliyeed waxbo dooraneyn.

Waxaa kaloo la sheegayaa in musharixiintu kamid yihiin madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo ra’iisal wasaare Cabdiweli Gaas.

Waxaa haatan musharixiintu ku qulqulayaan Muqdisho oo uu ka socda shir ay leeyihiin odayaasha dhaqanka oo soo xulayo baarlamaanka cusub iyo xubnaha ansixinayo dastuurka qabyada ah.

Gedoweb News Desk

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Saacid Faarax Garaad running for president.

Postby AbdiWahab252 » Fri Jun 22, 2012 4:00 pm

I whole heartedly endorse Saacid :up: He is a very decent man.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests