Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Voltage abtiga oo hadlay

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Voltage abtiga oo hadlay

Postby CoolPoisons » Fri Jul 06, 2012 1:02 am

Caaqilka Beesha Ciise War-waajecle “Mareexaan” oo ka Hadlay Saamiga ay ku Leeyihiin Xildhibanada soo Socda “Sawiro”

Waxaa Maanta Magalada Muqdisho ShirJaraaid ku Qabtay Caaqil Xaaji Mahad Xasan Maxamed oo Kamid ah Caaqilada Beesha Ciise Wa-waajecle wuxuuna ka Hadlay Saamiga ay Beeshu ku Leedahay Beesha Sade Iyo Arimo Farabadan oo la Xiriira Beesha Ciise War-waajecle “Habar Ciise”.

Caaqil ayaa Ugu Horayn kaga Hadlay Shirkiisa Jaraaid in Beesha Ciise War-waajecle Diyar u Tahay in Ay Maanta Hesho Xildhibaanka ay ku Leedahay Baarlamanka la Rajaynayo in Dhawaan lasoo Xulo Caaqil ayaa sheegay in Xiliyadii Hore La Garab Mariyay Saamigoodii Hadana ay Diyaar u tahay in aan la daba marin.

Xaaaji Mahad ayaa Tibaaxay In Cise War-waajecle uusan Sanadkan Saamiga uu ku Leeyahay Xildhibaanada soo socda uusan Cidna oga Tanaasulayn Isla Markaana ay u Taagan Yihiin Iyagu in ay Buuxiyaan Booskooda walow uu sheegay in ay Jiraan Dad sheeganaya in ay Beeshu u Tanaasushay Arintaasina uu ku Tilmaamay mid aan Sal Iyo Raad Lahayn.

Caaqil Xaaji Mahad oo Arintaasi ka Hadlaya Waxa uu Yiri “Maanta Beeshu Ayadaa u taagan Xildhibaanimadeeda Cidna uma Ogalin in ay Booskanaga Buuxiso Cid aan u Tanaasulayno ma Jirto Mudnaantana inaga ayaa leh Maanta” Ayuu Yiri Xaaji Mahad Xasan Maxamed oo ka Hadlayay In ay Diyaar u yihiin Xildhibaanimadooda.

Caaqilka Beesha Ciise War-waajecle Ayaa Ugu Baaqay Beesha Sade in Garwaaqsadaan in Beshu Sanadkan Diyaar u tahay in ay Booskooda Buuxiyaan Isla Markaana aysan ayagoo Taagan Cid kale Qaadan Karin Saamigooda.

Wuxuu sheegay Xaaji Mahad in Beesha Habar Ciise isku Raacsantahay Dhamaanteed Dal Iyo Dibad in ay Helaan Booskooda kuwa Daga Gobolka Gedo Iyo kuwa Daga Gobolka Galgaduud Dhamaantoodba waana Arin ay Beeshu ka Tashatay waa sida uu sheegay Caaqil Xaaji Mahade.

Wuxuu Yiri isagoo ka Hadlay Amuurahaasi “Waxaan isku Raacsanahay Dal iyo Dibad Gedo Iyo Galgaduud in manta Ciise War-waajecle Booskiisa soodhacsado Waayo waxay ka qaday Xildhibaanadii lagu soo Xulay Inbigaati Kuwii Carta Iyo Kuwii Hada Lagu soo Xulay Jabauuti” Ayu yiri.

Ugu danbeytii ayu sheegay in ay aad ugu faraxsantahay beesha Ciise War-waajecel in maanat ay beelaha Sade Garowsadaan in ay u Tanaasulaan.

http://kismaayo24.com/?p=38901

Conqueror
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1030
Joined: Mon Apr 30, 2012 7:59 pm
Location: "A great civilization is not conquered from without until it has destroyed itself within"

Re: Voltage abtiga oo hadlay

Postby Conqueror » Fri Jul 06, 2012 1:04 am

Caaqilka Beesha Ciise War-waajecle “Mareexaan”
:lol:

quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Voltage abtiga oo hadlay

Postby quark » Fri Jul 06, 2012 10:28 am

Habar ciise :up:

The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Voltage abtiga oo hadlay

Postby The`Republic » Fri Jul 06, 2012 4:18 pm

:clap: :clap: :clap:

Jaango'an was supposed to get parliament seat and then would have been minister or something in the past couple years but the civil war prone sub-clans had to be considered first. That time is over and now beesha Ciise Muslim has to get their representatives in beesha Sade. :up: :som:

If this guy is ina Xassan Towtowle him or his brother is married to my dad's rer abti (rer Abdille Siyaad).


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest