Page 1 of 1

Dr. Ducaale, President of Jubbaland (dunks on Gandhi)

Posted: Fri Aug 03, 2012 7:21 am
by zingii
Kulan lagu taageerayo maamul goboleedka Jubbaland oo ka dhacay Nairobi (SAWIRRO)

Image

imco, August 03, 2012 (HOL) - Kulan ay isugu yimaadeen siyaasiyiin,aqoonyahanno iyo waxgarad kale ayaa lagu taageeray maamul goboleedka Jubbaland oo kamid ah maamul goboleedyada deegaannadaas looga dhawaaqay.

Waxaana halkaas ka hadlay madaxweynaha maamul goboleedkan Dr. Axmed Faarax Ducaale oo sheegay inay aqoonsi ka heleen DKMG ah ee Soomaaliya.

“Waxaan dhawaantaan ku sugnayn magaalada Muqdisho, waxaanan si wanaagsan isu afgaranay masuulyiinta DKMG ah ee Soomaaliya” ayuu yiri Dr, Axmed.


Waxaa uu ka codsaday dadweynaha ku dhaqan gobollada Jubbooyinka iyo degaannada ku hareeraysan inay is garab taagaan maamulkiisa oo uu ku tilmaamay inuu si cadaalada ah ugu qaybiyay jagooyinka dadka ku dhaqan gobolladaas.

Image

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Ismaaciil Macallin Axmed (Booliyo) oo isna goobtaas ka hadlay ayaa dalbaday in xarakada Alshabaab ay ka baxdo gobolladaas, hadii kalana ay awood u isticmaali doonaan.

Waxaa uu Ismaaciil sheegay in maamulkoodu uu si toos ah uu hoostagayo DKMG ah ee Soomaaliya, isagoo ka codsaday dhammaan wadamada iyo hay’adaha danaynaya gobolladaas inay lasoo xiriiraan maamulkooda.

Dadweyne isugu jiray qaybaha kala duwan ee bulshada oo iyaguna halkaas hadallo ka jeediyay ayaa soo dhaweeyay maamulkan oo ay ku tilmaameen inay iska wada dhex arki karaan dadka deggan gobollada koonfur galbeed ee Soomaaliya.
Gobollada Jubbooyinka iyo deegaannada ku hareeraysan ayaa sannadihii ugu dambeeyay looga dhawaayay maamul goboleedyo kala duwan oo dhammaantood sheegta inay ka arrimayaan dhulkaas oo intiisa badan ay gacanta ku hayso xarakada Alshabaab.

Image
Image
Image
Image

Re: Dr. Ducaale, President of Jubbaland (dunks on Gandhi)

Posted: Fri Aug 03, 2012 7:25 am
by zingii
:stylin:

Re: Dr. Ducaale, President of Jubbaland (dunks on Gandhi)

Posted: Fri Aug 03, 2012 8:06 pm
by Nabeela
Never mind!

Re: Dr. Ducaale, President of Jubbaland (dunks on Gandhi)

Posted: Fri Aug 03, 2012 9:25 pm
by grandpakhalif
wow look at those sade girls, they are all light skinned mashallah dheh!

Re: Dr. Ducaale, President of Jubbaland (dunks on Gandhi)

Posted: Sat Aug 04, 2012 1:09 am
by KUUSH
Congrats Mr ducaale Job welldone,

Re: Dr. Ducaale, President of Jubbaland (dunks on Gandhi)

Posted: Sat Aug 04, 2012 5:25 am
by Murax
wow look at those sade girls, they are all light skinned mashallah dheh!


:wtf:



They could all be Your friggin grandmother xishoow warya


but yea marexaan girls are badddd

Re: Dr. Ducaale, President of Jubbaland (dunks on Gandhi)

Posted: Sat Aug 04, 2012 9:41 am
by zingii
^^^

how baaddddd? :)