ILLAAHAY KUGU DHAARSHAY SOW XAQDARO MA AHO
RER DINI WHO SUPPOSE TO GET 2 GET 4. FIQI YACQUB AYAA MID LA SIIYEY, RER SIYAD HUSEIN ONE OF THE LARGEST SADE SUBCLLANS AYAA LO DIIDAY
Inkastoonan ay wali na soo gaarin magacyada xildhibaanda beesha Sade uga mid noqon doona Aqalka Hoose, balse waxaa na soo gaaraya warar muujinaya sida wax loo boobay. Iyadoo taasi ay tusinayso Maah-maahdii Soomaliyeed “Libaax La tag bartay, Ka dhig Waa ku Ceeb”. Sida xaq darada aan cadaaladda ku dhisnayn iyo sida ay odayo daneedku u Jideeyeen Cadaalad darada, nin tooxsiga iyo xukun jacaylka
Waxay waraku nagu soo gaarayaan sida soo socota:
Beesha Sade oo La siiyey 14 Kursi:
1) Beesha Reer Diini 4 Xildhibaan
2) Beesha Xasan Gaalshireedle 2 Xildhibaan
3) Beesha Wagardhac 1 Xildhibaan
4) Beesha Celi 1 Xildhibaan
5) Beesha Reer Axmed 1 Xildhibaan
6) Beesha Howraarsame 1 Xildhibaan
7) Beesha Faqe Yacquub 1 Xildhibaan
8) Beesha Uur-midig 1 Xildhibaan
9) Beesha Cali Dheere 1 Xidhibaan
10) Iyo Kursi Loo qoondeeyey Gobolka J/hoose oo lagu wado inay qaadato Beesha Talxe
http://gedoweb.com/modules.php?name=New ... e&sid=2666




