Moderators: Moderators, Junior Moderators


War dag dag ah : Maxamuud Sayid Adan oo shegay in uu ka qaybgalayo Shirweynaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ee ka dhacayo Kismaayo.
Ayado Maalmihi ugu danbeyay ay si xoowli ah ku socdeen howlaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ayaa waxaa manta Magaalada Doolow shir jaraaid ku qabtay ex Xildhibaan Maxamuud Sayiid Adan oo horay uga soo horjedsaday Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo.
Maxamuud Sayid Adan ayaa waxaa uu shegay in qaabki hore ee lagu bilaabay Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ay qaldanaynd isla marakana uu aminsana in dhinacyadi shirka ka qayb qadanayay aysan ahayn kooxo sax ah oo si rasmi ah u mataala Gobolada Jubboyinka iyo Gedo.
Mr Sayiid ayaa waxaa uu intaasi ku daray in ay qayb ka ahayd waxyabaha ay ku diideen shirka maamul usameynta jubboyinka iyo Gedo Dowlada Abaabulka waday ee Kenya oo arimaha Jubboyinka aanan xiligaas dhexdhexaad ka ahayn.
Mr.Sayid ayaa waxaa uu shegay in hatan xaaladaha ay normal yihiin islamarkana uu si toos ah uga qayb qadandoono dadaalada lagu doonayo in Maamul Goboleed salbalaran lago dhiso Gobolada Jubboyinka iyo Gedo.
Maxamuud Sayiid adan ayaa waxaa uu shegay inasaga ahaan uu qabay in Shirweynaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo lagu qabto Magaalada Doolow oo xaga nabadgaliyada aad u wanagsan islamarkana awooda in ay qaabisho guud ahaan ergoyinka ka qayb qadanaya Shirweynaha Maamul usameynta jubboyinka iyo Gedo.
Balse IGAAD waxay nagu soo wargalisay in shirka uu ka dhici doono Magaalada Kismaayo oo ayaduna ah Magaalo muhiim ah oo ka bixi karta Marti galinta Shirweynaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo.
Dhanka kale Maxamuud Sayid Adan waxaa uu shegay in Magaalada Doolow ay Ciidamo badan tababar ugu soo xireen Ciidamadaasina ay qayb ka qadan doonan dib u xoreynta deeganada ay wali gacanta ku hayaan kooxda Al-shabaab sida qaybo ka mid ah Gedo iyo Gobolka Jubbada dhexe.
Mr.sayid waxaa uu shegay in uu ka qayb galidoona Shirweynaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ee ka dhacaya Magaalo Xeebedka Kismaayo
Go,aanka ka qaybgalka Shirka ee Maxamuud Sayiid Adan ayaa waxaa uu yimid wada xaajood dheer oo mudo socday kaas oo ugu danbeyn lagu gulaystay .
Ugu danbeyn waxaa guul iyo farxaad lagu tilmaami kara go,aan muhiimka ah ee uu qatay Xildhibaan Maxamuud Sayiid adan oo ah Masuul sameyn ku leh Gobolka Gedo
http://kismaayo24.com/?p=48075

Jubbaland (especially at the moment) is not a local issue; it is a national issue. It is called the Federal Republic of Somalia, not the Somali Autonomous States. The President, the PM and the federal government will be front and center when it comes to the beginning stages of Jubbaland's formation.Jubbaland is a local issue. The President has squandered a lot of time and seems to be alienating all of Darod with his obsession.


As long as Marehan and Ogaden are united and IGAD sees them as holding "real" authority and "real" importance in the three border regions...the government and its nascent institutions doesn't matter.
The Jubbaland Technical Committee set up by IGAD and which has as chairman former Sheikh Sharif Police Commander Gen Ali Madoobe (Marehan) is right now in Kismaayo preparing for the local "declaration" meeting and ceremony.
The day Marehan and Ogaden sat down and united and signed their names in ink was the day the three states united in Jubbaland.
The President and the Hawiye-centric Mogadishu intelligentsia are just getting desperate with every second that goes by and the process is close to completion in Kismaayo.








Wow. Didn't even see this and it was just yesterday? Like I said Marehan and Ogaden, both communities are united on this. There is a public perception that wants to be partisan whether for self-aggrandizement or to instil hostilities but the reality is there has been a formed consensus but all the people in power from both clans.

Users browsing this forum: No registered users and 7 guests