Page 1 of 3

BREAKING NEWS: Major fight in Kismayo btw Marehan & Ogaden

Posted: Sat Feb 23, 2013 6:18 am
by The`Republic
There is a developing story which says major fighting has broken out in Kismaayo between Marehan and Ogaden. Some websites are saying Raadeer's house was attacked and Marehan lashed out. Some websites are saying an Ogaden was arrested by Marehan police and Ras Kamboni attacked them. Most websites are saying that the 50 people arrested yesterday for "Shabaab" links to secure the conference security and which occured mostly in Guulwade neighborhood (100% Marehan) were disproprionately Marehan and the Marehan attacked central police and city wide fighting begin.

It may be 2007 all over again when Marehan removed Guutada koowaad and sedexaad of the Ogaden and Harti armed by Abdullahi Yusuf. In similar fashion some websites are already reporting Marehan has removed most of Ras Kamboni from Kismaayo town
WAR DEG DEG AH:Dagaal ka qarxay Magaalada Kismaayo, Maleeshiyaadka Raaskanbooni oo xoog looga saaray Magaalada

Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Raaskambooni ayaa goor dhow ka qarxay magaalada Kismaayo, iyadoo inta badan Xoogaga Raaskambooni laga saaray magaalada.

Sida ay sheegayaan wararka dagaalkan oo socday muddo 45-daqiiqo ayaa keenay in Isgaarsiinta hawada laga saaro, waxaana si dhab ah loo ogeyn qasaaraha dagaalka ka dhashay.

Wararka ayaa sheegaya in Isgaarsiinta degmada hawada laga saaray, iyadoo Xoogaga Raaskambooni ay u baxeen dhinaca wadada aada Afmadow, halkaasoo ah halka loo riixay.

Dagaalka ayaa salka ku hayay Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda oo ay xalay xireen Raaskambooni, taasoo keentay in Ciidamo ku beel ahaa ay weerar ku qaadaan Xarunta saldhiga, waxaana kadib laga saaray saldhiga Xoogagii Raaskambooni.

Xaafado dhowr ah ayuu dagaalka saameeyay, mana jirin ilaa iyo hada cid soo kala dhex gashay, gaar ahaan Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah AMISOM, waxaana adag in la ogaado xaalada guud ee magaalada

Dagaalka ka bilowday magaalada Kismaayo ayaa ku soo aadaya, iyadoo maanta lagu waday magaaladaas inuu ka furmo shirweyne maamul loogu sameynayo, kaasoo uu dib u dhac ku yimid.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Maamulka KMG ah ee Kismaayo gacanta ku haya, iyadoo inta badan Idaacadaha Muqdisho ay hadal hayeen dagaalka ka socda Kismaayo

http://newsomali.com/2013/02/23/war-deg ... magaalada/
Dagaal ka Qarxay Bartamaha Kismaayo

Kismaayo (KON) - Wararka soo gaaraya Xafiiska Keydmedia Online ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Dagaal Xooggan uu ka bilaawday Bartamaha Magaalada

Maleeshiyaad Beeleedka Raaskambooni oo uu Hogaamiyo Axmed Madoobe ayaa weerar kusoo qaadeen saldhigga degmada.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamo kasoo jeeda beesha (Raaskambooni) uu ka dhashay Nin ku xiran Saldhiga Degmada ay Weerarka soo qaadeen.

Goobjooge la hadlay Wariyaha KEYDMEDIA ONLINE ee Kismaayo ayaa sheegay in Khasaare farabadan uu ka dhashay Dagaalka iyadoo dagaalka la soo sheegayo in gaadiidka dagaalka ay ka qayb qaateen.

Dagaalkaan ayaa ah midkii ugu xoog badnaa teer iyo markii Maleeshiyaadka Kooxda Shabaab laga saaray Magaalada.

Way adagtahay in la ogaado faahfaahin dheeri ah, maadaama ay hawada ka maqantahay isgaarsiintii degmadaasi.

UPDATE: Warar aan 100% la Xaqiijin ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka Axmed Madoobe laga saaray Magaalada wuxuuna haatan Dagaalka ka socdaa Xeebta Kismaayo.
http://www.keydmedia.net/news/article/d ... ni_iyo_ci/
Deg deg: Dagaal xoogan oo ka socda Magaalada Kismaayo

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubaddda hoose ayaa wax ay sheegayaan in dagaal xoogan uu maanta ku dhexmaray Magaalada Kismaayo xoogaga Raaskaambooni iyo ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Dagaalka ayaa waxaa la sheegay inuu ka dhacay halka loo yaqaan calanleey halkaasi oo ciiddamada Dowladda Soomaaliya iyo raaskaambooni ay ku dagaalameen.

Lama oga sababta ka dambeysay dagaalkaan hayeeshe wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada raaskaambooni inta badan Magaalada gudaheeda laga saaray oo duleedka Magaalada ay tageen.

Isgaarsiinta ayaa hawada ka maqan ilaa iyo iminka iyadoo aan la heyn warar dheeraad ah oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi udhaxeeyaya ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Raaskaambooni.

Ilaa hada Xaafada Calanleey ayaa la sheegaya inay ka dhaceysao rasaas teel teel ah.

Wixii soo kordha kala soco

Rajonews.com

Re: BREAKING NEWS: Major fight in Kismayo btw Marehan & Ogad

Posted: Sat Feb 23, 2013 6:32 am
by The`Republic
This is all preliminary. More update is needed but ilaahay hakala qabto Amin

Re: BREAKING NEWS: Major fight in Kismayo btw Marehan & Ogad

Posted: Sat Feb 23, 2013 6:33 am
by The_Patriot
Keydmedia as source? :mindblown:

Re: BREAKING NEWS: Major fight in Kismayo btw Marehan & Ogad

Posted: Sat Feb 23, 2013 6:35 am
by The`Republic
It is one of the websites I posted. A lot of the websites with the most recent updates say the same
Dagaal ka qarxay magaalada Kismaayo iyo Isgaarsiinta oo hawada laga saaray

Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Raaskambooni ayaa goor dhow ka qarxay magaalada Kismaayo, iyadoo inta badan Xoogaga Raaskambooni laga saaray magaalada.

Sida ay sheegayaan wararka dagaalkan oo socday muddo 45-daqiiqo ayaa keenay in Isgaarsiinta hawada laga saaro, waxaana si dhab ah loo ogeyn qasaaraha dagaalka ka dhashay.

Wararka ayaa sheegaya in Isgaarsiinta degmada hawada laga saaray, iyadoo Xoogaga Raaskambooni ay u baxeen dhinaca wadada aada Afmadow, halkaasoo ah halka loo riixay.

Dagaalka ayaa salka ku hayay Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda oo ay xalay xireen Raaskambooni, taasoo keentay in Ciidamo ku beel ahaa ay weerar ku qaadaan Xarunta saldhiga, waxaana kadib laga saaray saldhiga Xoogagii Raaskambooni.

Xaafado dhowr ah ayuu dagaalka saameeyay, mana jirin ilaa iyo hada cid soo kala dhex gashay, gaar ahaan Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah AMISOM, waxaana adag in la ogaado xaalada guud ee magaalada

Dagaalka ka bilowday magaalada Kismaayo ayaa ku soo aadaya, iyadoo maanta lagu waday magaaladaas inuu ka furmo shirweyne maamul loogu sameynayo, kaasoo uu dib u dhac ku yimid.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Maamulka KMG ah ee Kismaayo gacanta ku haya, iyadoo inta badan Idaacadaha Muqdisho ay hadal hayeen dagaalka ka socda Kismaayo.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe

http://www.jowhar.com/?p=942

Re: BREAKING NEWS: Major fight in Kismayo btw Marehan & Ogad

Posted: Sat Feb 23, 2013 6:36 am
by The_Patriot
This is all preliminary. More update is needed but ilaahay hakala qabto Amin
Which is a Marexan website of all the sources you provided?

Re: BREAKING NEWS: Major fight in Kismayo btw Marehan & Ogad

Posted: Sat Feb 23, 2013 6:41 am
by Titanium
Unfortunate news...

Re: BREAKING NEWS: Major fight in Kismayo btw Marehan & Ogad

Posted: Sat Feb 23, 2013 6:42 am
by Nomand
I don't want ogadeen to be kicked out, we need peace to build jubbaland and a strong alliance between ogadeen and marehan to fight against our true and common enemy

Re: BREAKING NEWS: Major fight in Kismayo btw Marehan & Ogad

Posted: Sat Feb 23, 2013 6:52 am
by The`Republic
Nomand, the only people to gain from this are Al Shabaab but if the Marehan fought back to this degree, it must be the culmination of the anger they felt since the beginning of Kismaayo's capture and the 90-day rotation which came to be a farce with Kenyan blessing.

The single most important clan in Kismaayo has been and will be Marehan. You have to respect the reality. A false peace is not peace.
Dagaalo xoogan oo ka qarxay Magaalada Kismaayo, Ciidamada Raaskambooni oo laga saaray Saldhiga Calanley

Dagaalo xoogan ayaa waxay maanta ka qarxeyn Magaalada Kismaayo, oo ay bishii September ay Ciidamada Huwanta kala wareegeen Xoogaga Al Shabaab.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Raaskambooni oo maal mahaanba isku heystay Magaalada Kismaayo, ayaa waxay ku dagaalameyn Bartamaha Magaalada Kismaayo.

Dagaalada oo ka bilowday Saldhiga Xaafada Calanley oo ay horey u jooggeen Ciidamada Raaskambooni, ayaa waxaa suura gashay inay si rasmi ah ay ula wareegaan Ciidamada Dowladda.

Ciidamada Raaskambooni ayaa waxay xilligaan ku sugan yihiin Xaafada Via Afmadow ee Magaalada Kismaayo, halkaasoo ay ka baxdo wadada aadda Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbad Hoose.

Xaalada ayaa waxay iminka u muuqataa mid deggan, inkastoo mararka qaar Magaalada Kismaayo laga maqlaayo rasaasta loo yaqaano teel teel ah.

Ma jirto wax war ah oo ka soo kala baxay Saraakiisha Soomaalida ee Magaalada Kismaayo ku sugan, balse wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe.

http://www.markacadey.net/news/60150/da ... anley.html

Re: BREAKING NEWS: Major fight in Kismayo btw Marehan & Ogad

Posted: Sat Feb 23, 2013 6:58 am
by Transformer
Beats me why Jubaland has to be held back for Gedo.

Re: BREAKING NEWS: Major fight in Kismayo btw Marehan & Ogad

Posted: Sat Feb 23, 2013 6:59 am
by The`Republic
UNIVERSAL TV: Marehan have removed Ras Kamboni from Kismaayo, Marehan in control of town center. Town is calm now. The Interior Minister spoke on the issue saying the causes of the fighting will be investigated.
Wararkii ugu dambeeyay dagaalo culus oo maanta ka dhacay Bartamaha Magaalada Kismaayo

Dagaalo xoogan ayaa waxay maanta ka dhaceen Bartamaha Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo dagaaladu ay u dhaxeeyeen Ciidamada Dowladda iyo Raaskambooni.

Dagaalada ayaa waxay ka qarxeyn Saldhiga Xaafada Calanley, isla-markaana lama garanaayo wax yaabihii dhaliyay dagaalada maanta gil gilay Magaalada Kismaayo.

Ciidamada Dowladda ayaa waxay la wareegeen dhamaanba Xaafada Calanley, waxaana si rasmi ah looga saaray Ciidamadii Raaskambooni, ee qeybta ka joogay Xaafada Calanley ee Magaalada Kismaayo.

Ciidamada Raaskambooni ayaa waxay xilligaan ku sugan yihiin dhabarka dambe ee Xaafada Via Afmadow, halkaasoo ay ka baxdo wadada aadda ama ka timaada dhinaca Degmada Afmadow.

Xaalada ayaa waxay iminka u muuqataa mid deggan, walow Magaalada Kismaayo laga maqlaayo rasaas teel teel ah, oo ay ridayaan Ciidamada Dowladda.
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ahna Amniga Qaranka ee Xukuumada Somaliya C/Kariin Xuseen Guuleed, ayaa wuxuu sheegay in Wasaaradiisu ay baareyso waxa dhaliyay dagaaladaan.

Wax garadka ku dhaqan Magaalada Kismaayo ayaa waxay ku baaqayaan in la joojiyo colaada maanta ka dilaacday Xaruunta Gobolka Jubbada Hoose ee Magaalada Kismaayo.

http://universaltv.co/node/2648

Re: BREAKING NEWS: Major fight in Kismayo btw Marehan & Ogad

Posted: Sat Feb 23, 2013 6:59 am
by The`Republic
Beats me why Jubaland has to be held back for Gedo.
Gedo is not in question sxb. This is Kismaayo.

Re: BREAKING NEWS: Major fight in Kismayo btw Marehan & Ogad

Posted: Sat Feb 23, 2013 7:04 am
by Titanium
Ras Kamboni are no longer in control? They have been kicked out? Am I reading this right? How many Ras Kambooni militiamen were in the town to begin with? Why didn't Marehan take Ras Kamboni out sooner if they are this weak?

Re: BREAKING NEWS: Major fight in Kismayo btw Marehan & Ogad

Posted: Sat Feb 23, 2013 7:05 am
by DonCorleone
:D yes their fake meeting is being destroyed YAHOO!

btw who calls themself ras

only ethio bitches so

fuck JUBALAND

fake ass kenya jareer ethio bitch land

:pacspit:

it is hawiye and rahaneyne land

:up:

Re: BREAKING NEWS: Major fight in Kismayo btw Marehan & Ogad

Posted: Sat Feb 23, 2013 7:09 am
by Substance
:D yes their fake meeting is being destroyed YAHOO!

btw who calls themself ras

only ethio bitches so

fuck JUBALAND

fake ass kenya jareer ethio bitch land

:pacspit:

it is hawiye and rahaneyne land

:up:
This is gedo section. Behave son. :whoa:

Its yet to early for commenting but hopefully noone is killed in this reported fight. Peace is needed among brotherly clans.

Re: BREAKING NEWS: Major fight in Kismayo btw Marehan & Ogad

Posted: Sat Feb 23, 2013 7:09 am
by Nomand
Republic, I know that we make up the majority in kismaayo . And that Ahmed madoobe became to convertible in his position but still this will hurt the creation of jubbaland in a very dangerous time