Page 2 of 2

Re: Siyaasi Maxamed Cabdi Lugod oo taageeray shirka Jubaland

Posted: Fri Apr 12, 2013 5:57 pm
by Mustafee101
Ilka-Dheer Wardeey caqliga Alla idin ka qaadey sidi meel walba laydin ku gumaday baa talo iyo tusaalaba alla idin garab mariyay :lol: Yaa Allah!

Re: Siyaasi Maxamed Cabdi Lugod oo taageeray shirka Jubaland

Posted: Fri Apr 12, 2013 6:14 pm
by Turbulence
Turbulence,

Why are You replying to a Xabashi about Somali, Marexan internal affairs?
I haven't been around in these forums for a little while saaxib. Last I remember Patriot wuxuu ahaa qof fiyoow laakin it looks like hada inuu kuyara dhuftay. By the way he is a sijui and not reer Ethiopia. Afkiisa garam garamka ah ayaad ka fahmi.

Re: Siyaasi Maxamed Cabdi Lugod oo taageeray shirka Jubaland

Posted: Sat Apr 13, 2013 5:15 am
by zingii
Taloow kol hadii ay kii Zenawi la oran jiray taalo uga taageen JIGJIGA, Kismaayana ma Kibaaki bay ku xusi doonaan waa yaabe?