
no War, just good ole check and balances
Korneel Barre Hiiraale oo taageeray musharixiinta Yaasiin raadaar iyo Faadumo Ugaas Barre caawa kulan ay ku yeesheen magaalada Kismaayo iyadoo musharixiintaan ka tirsan yihiin musharixiinta u taagan qabashada xilalka kala duwan ee dowlada Jubaland State yeelanayso. Hadalada Barre Hiiraale ayaa waxaa ka mid ahaa Jubaland State Soomaaliyoo dhan ka badan. Bare oo ahaa ragii xilligii jabahadaha aya hada si caadi aah uga mid ah shacabka Jubaland State.






