Page 1 of 2

284 ciidanka JFD iyo 12 tikniko arrive in Kismayo

Posted: Sun May 19, 2013 1:58 am
by CoolPoisons
Waxaa sii xoogeeystay Colaada laga dareemayo gobolada Jubooyinka gaar ahaan magaalada Kismaayo ka dib markii magaalada ay soo gaareen ciidamo aad u hubeeysan oo gurmad ahaan ugu yimid mid ka mid ah garabyada isku haya magaalada Kismaayo.

Ciidamadaan oo watay 12 gaari oo Tikniko ah waxa ay ka koobnaayeen 284 Askari waxeeyna si toos ah ugu biireen xoogaga Col. Barre Aadan Shire Hiiraale.

Ciidamadan oo watay gawaari ay saaran yihiin Qoryaha Dhashiikaha, Jiibka iyo Shilke-yaal ayaa waxaa la xaqiijiyay in ay ka yimaadeen gobolka Gedo waxeeyna durbadiiba xoojiyeen xoogaga Korneyl Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo maalmo ka hor sheegtay in loo doortay Madaxwaynaha Maamul-goboleedka Jubbaland State.

Magaalada Kismaayo hadii uu dagaal ka qarxo waxaa ku awood badan xoogaga Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) balse ciidamada Kenya oo wata in ka badan 80 Taangi iyo Diyaarado dagaal hadii ay caawiyaan Hogaamiyaha ururka Raaskanbooni Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) waxaa hubaal ah in ay xaalada ku xumaan doonto Taageerayaasha Col. Barre Aadan Shire Hiiraale .

Re: 284 ciidanka JFD iyo 12 tikniko arrive in Kismayo

Posted: Sun May 19, 2013 2:28 am
by Individual
I think that all these army where called to safeguard the new administration of BARRE HIRRALE from the KENYAN-BUTLERS from making any mischief, but one thing will remain for sure and that is BARRE has the manpower to win the fight if any conflict where to start! :som: :som: :som:

Re: 284 ciidanka JFD iyo 12 tikniko arrive in Kismayo

Posted: Sun May 19, 2013 2:30 am
by Individual
ND: how many is it now, the combined force of armed loyalist to BARRE!!!

Anyone care to answers this!!!

Re: 284 ciidanka JFD iyo 12 tikniko arrive in Kismayo

Posted: Sun May 19, 2013 4:06 am
by watchman
Image :?

Re: 284 ciidanka JFD iyo 12 tikniko arrive in Kismayo

Posted: Sun May 19, 2013 4:25 am
by EEGA9
:up:
Jawiga Kismaayo ayaa ah mid aad u xasiloon marka laga soo tago xaaladaha ay saxaafadu abuurayso majiraan ciidan ama kooxo isku haysta maamulka magaalada Kismaayo oo xaqiiqa ahaan uga jira Kismaayo.

Re: 284 ciidanka JFD iyo 12 tikniko arrive in Kismayo

Posted: Sun May 19, 2013 5:19 am
by Faranacab
Cool poison, it is over awoowe. You had your show and you did great. JL is for all of its inhabitants, a common interest, you don't need to spoil the image of your state. Just take a lesson how allgedo.com lowered its tone after it realized no one is buying the lies they used to create daily.

There are very active online TV shows like Somalichannel, who are source of news from JL. People want peace and governance, they want to move forward. So you should join your people, and create a place that your son would take a pen instead of the gun.

Col.Bare is history, for good or bad. He still can live in JL with his family as long as he respect the constitution of the state. But he has no right to come against the birth of JL. The armies are united and they are defenders of JL state. They no more belong to a tribe.

IGAD would have meet Barre, if he was more than a family man.

Wafdigii IGAD oo la kulmay Axmed Madoobe

Print here| By: allgedo.com: Saturday, May 18, 2013 // 5 Jawaabood

Wafdiga oo uu hoggaaminayo xog-hayaha guud ee urur-goboleedka IGAD, Maxbuub Macallin ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo waxay kulan hal saac qaatay kula yeesheen madaxweynaha cusub ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo ku xigeenkiisa, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo saxiixayaasha maamulka Jubbaland.

Ilaa hadda si rasmi ah looma oga qodobbada ay uga wada hadleen kulanka, hase ahaatee wafdiga IGAD ayaa qiimeyn wuxuu ku sameynayaa sida ay u dhacday doorashada madaxtinnimo ee Jubbaland iyo xaaladda ka jirta magaalada Kismaayo .

Wafdiga ayaa lagu wadaa inay booqdaan xarunta jaamacadda Kismaayo iyagoo halkaas kula kulmi doona ergooyinka dhisay maamulka Jubbaland iyo qeybaha bulshada.

Kulan saddex geesood ah ayaa sidoo kale lagu wadaa in uu galabta ka dhaco garoonka diyaaradaha ee Kismaayo kaas oo u dhaxeyn doona wafdiga IGAD, maamulka Jubbaland iyo guddiga xaqiiqo raadinta ah ee dowladda federaalka Soomaaliya ay u dirtay Kismaayo.

Aden Xasan, Kismaayo/Somalia.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

http://www.allgedo.com/2013/05/18/wafdi ... d-madoobe/

Re: 284 ciidanka JFD iyo 12 tikniko arrive in Kismayo

Posted: Sun May 19, 2013 10:59 am
by Turbulence
This is an IGAD project so it is only right they will support their tools. Barre does not need end recognition from IGAD. He has all the support he needs from the people of Jubbaland.

Re: 284 ciidanka JFD iyo 12 tikniko arrive in Kismayo

Posted: Sun May 19, 2013 11:14 am
by Adali
I think if Madoobe does not soon get help from Iley or Puntland forces he will be intimidated out of the town one neighborhood at a time as more Sade...Ooopsies, I mean government forces accumulate in Kismaayo.

we are now talking about a sizable army that can send Madoobe packing in just one clash.

Re: 284 ciidanka JFD iyo 12 tikniko arrive in Kismayo

Posted: Sun May 19, 2013 5:27 pm
by Faranacab
I think if Madoobe does not soon get help from Iley or Puntland forces he will be intimidated out of the town one neighborhood at a time as more Sade...Ooopsies, I mean government forces accumulate in Kismaayo.

we are now talking about a sizable army that can send Madoobe packing in just one clash.
:lol: :lol:

There is only one army and that is ARMY of JUBALAND STATE!. All the other names and brands ay baa cuney. :lol:

Re: 284 ciidanka JFD iyo 12 tikniko arrive in Kismayo

Posted: Sun May 19, 2013 5:36 pm
by Faranacab
This is an IGAD project so it is only right they will support their tools. Barre does not need end recognition from IGAD. He has all the support he needs from the people of Jubbaland.
Adero Bare's show is past.

You need to feed your self with reality of the present day.

Start with tonight's news:

Re: 284 ciidanka JFD iyo 12 tikniko arrive in Kismayo

Posted: Mon May 20, 2013 6:56 am
by Faranacab
Kismaayo oo saaka ku waabariistay ciidamo ku labisan direys khaas ah
May 20, 2013 // admin1 // News

Shacabka magaalada Kismaayo ayaa saaka markii ugu horaysay indhaha ku dhuftay ciidamo farabadan oo lagu soo daadiyay wadooyinka magaalada kuwaas oo ku labisan direys khaas ah.Ciidamadan ayaa ah ciidanka Booliska ee dowlada goboleedka Jubbaland waxaana loogu talagalay inay sugaan amniga magaalada.

Ciidamadan ayaa ku labisan direys khaas ah oo mudo 2 isbuuc ka hor soo gaadhay magaalada Kismaayo.Direyskan oo ah mid gaar ah Booliska Jubbaland ayaa loogu talagalay in lagu adkeeyo amniga loogana hortago dambiilayaasha isu ekaysiiya ciidanka ee intay soo xidhaan direyska ciidamada falal dambiyeed ku gala.

Talaabadan ayaa qeyb ka ah dhameystirka Hay’adaha amniga ee maamul goboleedka Jubbaland.

http://dhanaan.com/kismaayo-oo-saak-ku- ... -khaas-ah/
:blessed: :blessed: :blessed:

Re: 284 ciidanka JFD iyo 12 tikniko arrive in Kismayo

Posted: Mon May 20, 2013 7:01 am

TRANSLATE FOR US PLEASE!!!!, what is it saying the news!!!

Re: 284 ciidanka JFD iyo 12 tikniko arrive in Kismayo

Posted: Mon May 20, 2013 7:09 am
by Faranacab
The report says the local police of JL has officially started its duty.

Re: 284 ciidanka JFD iyo 12 tikniko arrive in Kismayo

Posted: Mon May 20, 2013 7:12 am
by Individual
ON who's order, which one of the 4 president has ordered them to begin their duty

Re: 284 ciidanka JFD iyo 12 tikniko arrive in Kismayo

Posted: Mon May 20, 2013 7:29 am
by Faranacab
ON who's order, which one of the 4 president has ordered them to begin their duty
:lol: :lol:

President of the presidents Ahmed Islam made the order. The police got new uniform and they are seen in every part of the city. Security is tight now.

In the coming days, after the AU meeting heavy delegates are expected to take part the inauguration of the JL state. So the Admin is getting ready to welcome those delegates.