Ilaa iminka waan is hayaa, waana ka leexleexanayaa inaan ku tufo dad laga waayay meel jooga oo is dajiya oo dhibka daaya.
Arin waxay socotaba maanta xumbo ayey cuskanayaan oo waa naf la caari meel ay ku gambadaan haysan.
Daansiga maynu naqaan balse sida loo wajaho xirfad dheer baynu u leenahay.
viewtopic.php?f=250&t=329748



