C/naasir Seeraar waxa uu la mid yahay Muhammed Saeed Al-Sahaf-ki Ciraaq ee isaga oo ay gadashiisa taagan yihiin Taangiyadi Mareykanka Idaacadaha caalamka ka lahaa cagtaanu marinay ciidamadi ku soo duulay dalka Ciraaq, islamarkaana noqday ninkii ugu beenta iyo qosolka badnaa caalamka sanadki 2003







