http://saadaalnews.com/2014/01/14/dhaga ... olka-gedo/Wararka Nagasoo gaaraya Gobolka Gedo ayaa shegaya in Gobolkaas ay iska Dhibeen Ciidamo Katirsan Al-shabaab.
Ilaa iyo 11 Askaro oo ka soo Goostay Al-shabaab ayaa ku biiray Ciidamada Dowladda ee Gobolka Gedo.
Diyaad Cabdi Kaliil oo ka oo ka mid ah Ciidamada Dowladda Soomaalia ee Goblka Gedo oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamaadi ay isi soo dhiibeen islamarkaana ay Filayaan in kuwo kale ay sidaan oo kale ay isku soo dhiibaan.
waxaa uu gu baaqay Ciidamada Al-shabaab in ay isku soo dhiibaan Ciidamada Dowladda Soomaalia ee Gobolka Gedo.




