@Smile.
Huuno khalad miyaan soo qoray?
@Pansomali
Sxb Absame cidina lama eko.Somalia proper markay noqoto dhul iyo tiroba Majeerteen ayaa daaroodka ugu badan.Marehan ayaa kuxigo. Ogaden iyo Dhulbahante ayaa soo raaca.Overall Absame is larger than The Hawiye(kuwa dhaladka ah ), Harti ,Iidoor,sade