1-Waqmaashe xasan
2-Libiyaan xasan
Libiyaan XASAN ayaa dhalay #warwaaq libiyaan
▶ Warwaq lebiyaan ayaa ukala baxa 4ta Ilmo Warwaaq
1-Axmed Warwaaq (Axmed firaar)
2-Yusuf warwaq (Hooye).
3-Ibrahiim warwaq (Ibrahiim Cade)
4-Gumurwaaq warwaq(Afgaab)
▶ Ibrahiim Cade ayaa ukala baxda 3da Ilmo Sacad Ibrahiim
1-Xuseen Sacad
2-Adan Sacad
3-Samatar Sacad
Halkii Jifana ugu yaraan waa 30 jilib❤
▶Reer Yusuf ayaa ukala baxa
1-Adan Yusuf
2-Haruun Yusuf
Halkii Jifo ayaa ah Qabiilo aan is aqoon
▶ Waqmashe oo aderka 4taan ayaa ukala baxa
1-Ayuub waqmshe
2-Udugaan waqmshe
▶Axmed Warwaq (Firaar) ma aqaan lafaha waawayn ee ay ukala Baxaan.
▶ Gumurwaq (Afgaab) iyaguna inoo faa ideeyo
▶Xasan Galshiredle waa Beesha ugu tirada badan beelwayntaa Sade Marexaan
BEESHU waxa ay leedaha ugaas guud oo uqabilsan Wadanka Itoobiya ahna ugaaska beelaha Sade ee Daga Itoobiya UGAAS CABDI UGAAS DAAHIR UGAAS SHIIKH XUSEEN
sidookale BEESHU waxa ay leedaha ugaas guud oo uqabilsan Somalia Ugaas Maxamed Ugaas. Xasan Yaroow ahna ugaaska Guud ee Beesha Sade ❤




