Page 1 of 1

Walaalaha Gedo soo dhawaada sxbyaal

Posted: Tue Feb 04, 2020 6:14 am
by bashe19
Magaca illaahay caza wa jalla, Rasuulkena amaan mudan wabacdu; Walaalayaal, Anigoo ah Awcali Uurmidig, waxaan ka digayaa o ka digayaa in dagaal u ka dhaco Luuq ilaa Balad Xaawo oo reer SADE ay ku dhamaadaan, caqli toosan maaha, dhaqan iyo caado umalihin, diinta IslaaMKUNA MA OGOLA, Waxaan si gaar ah ugu nasteexeynayaa walaalaheen REER DALAL, waan ogahay inaydin kuliigin madaxweyne wada ahayn, lkn dhaqankena Soomaliyed baan aqaana, hadii halkaa SADE maanta isku laayo WBT inaad Farmaayo kaliya dakanaha lahayn ee Reer Dalal oo idil baa dakanahaaa loo raadsanayaa.

Sidaa daraadeed hadii ay xikmad jidho, haddii ay tolnimo jidho amaba Caqli jidho, inay goori goor tahay halugu dadaalo in la baajiyo colaada ka oogan DAAWO, OO SI CAQLI KU JIRO HALOO MAAREEYO COLAADA HALKAA KA TAAGAN oo hadey dhacdo beesha SADE caqli xumo iyo cawaaqob xumo u ah.

ALLAAHU MAA BALAQTU

BAASHE UURMIDIG

Re: Walaalaha Gedo soo dhawaada sxbyaal

Posted: Tue Feb 04, 2020 7:06 am
by Voltage
Cid dagaal galayso majirto sxb. You can rest assured

Re: Walaalaha Gedo soo dhawaada sxbyaal

Posted: Tue Feb 04, 2020 7:25 am
by bashe19
Cid dagaal galayso majirto sxb. You can rest assured
I hope so, lkn ma oran waladagalya waxan idhi wa suuragal, KHAYR WAXKAAMA TAREE SHAR U TOBHAY.

Re: Walaalaha Gedo soo dhawaada sxbyaal

Posted: Tue Feb 04, 2020 7:44 am
by dalalos101
waryaa goorma mareexaan noqotay ? are Farmaajo supporters now getting baptized into Sadehood ? :lol:

joke aside salaanta waa ka qaday my urmidig brother :up: :som:

Re: Walaalaha Gedo soo dhawaada sxbyaal

Posted: Tue Feb 04, 2020 8:32 am
by bashe19
waryaa goorma mareexaan noqotay ? are Farmaajo supporters now getting baptized into Sadehood ? :lol:

joke aside salaanta waa ka qaday my urmidig brother :up: :som:
Adali foooch you, wa lagaaqaday sxb Dalalos :up: :stylin:

Re: Walaalaha Gedo soo dhawaada sxbyaal

Posted: Tue Feb 04, 2020 10:28 am
by Turbulence
There is definitely something brewing in Gedo. A large group of soldiers left Beled Xaawo yesterday for Geedweyne. If another dumb war breaks out in the region it will be really costly.

Re: Walaalaha Gedo soo dhawaada sxbyaal

Posted: Tue Feb 04, 2020 10:39 am
by XHKS
Magaca illaahay caza wa jalla, Rasuulkena amaan mudan wabacdu; Walaalayaal, Anigoo ah Awcali Uurmidig, waxaan ka digayaa o ka digayaa in dagaal u ka dhaco Luuq ilaa Balad Xaawo oo reer SADE ay ku dhamaadaan, caqli toosan maaha, dhaqan iyo caado umalihin, diinta IslaaMKUNA MA OGOLA, Waxaan si gaar ah ugu nasteexeynayaa walaalaheen REER DALAL, waan ogahay inaydin kuliigin madaxweyne wada ahayn, lkn dhaqankena Soomaliyed baan aqaana, hadii halkaa SADE maanta isku laayo WBT inaad Farmaayo kaliya dakanaha lahayn ee Reer Dalal oo idil baa dakanahaaa loo raadsanayaa.

Sidaa daraadeed hadii ay xikmad jidho, haddii ay tolnimo jidho amaba Caqli jidho, inay goori goor tahay halugu dadaalo in la baajiyo colaada ka oogan DAAWO, OO SI CAQLI KU JIRO HALOO MAAREEYO COLAADA HALKAA KA TAAGAN oo hadey dhacdo beesha SADE caqli xumo iyo cawaaqob xumo u ah.

ALLAAHU MAA BALAQTU

BAASHE UURMIDIG
there wont be war ugaas, things are being corrected read wikileaks, we will never forget the arrest of col cabaas gurey by kdf isku dirka marexaan is over, we rather forgive wasiir janan before we forgive what madoobe did in buale and busaar

americans and somaliwayn knows why marexaan will never forgive madoobe ethiopians have given green light hence yamamoto statement

Re: Walaalaha Gedo soo dhawaada sxbyaal

Posted: Tue Feb 04, 2020 11:15 am
by Nomand
There is definitely something brewing in Gedo. A large group of soldiers left Beled Xaawo yesterday for Geedweyne. If another dumb war breaks out in the region it will be really costly.
thats what janan/kenya and ahmed madoobe wanted a stand off in geedweyne but janan's few forces literally melted in front of him, they have abandoned him

here is SNA going past geedweyne today
he has now left beledxaawo

http://www.allgalgaduud.net/2020/02/04/ ... oomaaliya/

Re: Walaalaha Gedo soo dhawaada sxbyaal

Posted: Tue Feb 04, 2020 11:46 am
by Voltage
Who lives in Geedweeyne? Reer Axmad/Samatar or Reer Axmed/Baalle?

I think Janan is reer Axmed/Baalle?

Re: Walaalaha Gedo soo dhawaada sxbyaal

Posted: Tue Feb 04, 2020 1:08 pm
by dalalos101
There is definitely something brewing in Gedo. A large group of soldiers left Beled Xaawo yesterday for Geedweyne. If another dumb war breaks out in the region it will be really costly.
hmm interesting

Re: Walaalaha Gedo soo dhawaada sxbyaal

Posted: Tue Feb 04, 2020 3:58 pm
by bashe19
SNA has captured Dolow and Beledxsea tonight peacefully.. This is absolutly smmuzing.

:dj: