Dhulbahante Bookh meel kale kama deego? Maa Bahararsame baa meelahas deega baad maqashay & your mistaken their lands for All Dhulbahante lands? Why are you not mentioning any of the Dhulos towns on the map! And saying meel kale ba degan? Walle Xaasidnimada Daadka Qarkood waan laa yaaba, you might not like Dhulbahante but people are not stupid and can see on the map Dhulbahante towns! We are not blind! I would never deny your towns wamaxay cadoowtinimadas? And I know you know the land!KkkkkkkkI didn't even include Wagardhac, the map shows Mareexaan heartland, Wagardhac and their Bah Wagardhac Bicidyahan neighbours are all over the place in Gelaadi and even further north in Bookh, taas ma been baa ?Kkkk
Yaab iyo Amakaag
Miirkhalifa la gartay ileen waala wada dagaa
Laakin Galaadi sheego waa Anoo Saaxo sheegtay
Ceeldheerna yaakusiiyey
Niman Qurba Jooga anakey waxkasta nagu cabirabaan
Bookh Dhulbahante baa nagu xiga
Which apart from Saxdheer iyo Gumburka aan meelkale dagin
Adna Bookh baa sheegan
I remember seeing sade even claim as far as faafan.
Waxaad doontiin baad ku hadashaan
Degmada Bookh (Wardheer):
1. Goobweyne
2. Qaawane
3. Domco
4. Dameer-cad
5. Wanaagsan
6. Goob
7. Marqaan
8. Adhi-maal
9. Jarmalo
10. Aan-galo
11. Xagar-Burburis
12. Jiingadda
13. Madax-gaal
14. Coon-baal
15. Gumurta Cagaare
16. Cagaare
17. Tuurgasangas
18. Saaxdheer
19. Gumburka
20. Dharkayn