@Gubbet
Adeer, wa runtaa Marehan wa la hubaa inuu kala maqan yahay, adugu Sade ya katahy? Uurmidig, jigjiga hareeraheeda way dagaan iyagoo beeraley ah waxaan ku maqlay Awbarre inay beeraley degan ka midyihiin iyo marehan kaleba, inta u dhaxeysa jigjiga iyo harar mareha badan ba dega lkn wa teelteel iyo tol la'aan xataa ciisaha iyo guurgurada Diridhabe way ladegaan. Reerkeygu wa runtaa wa ninkii midigta jiifay, halkaa uurka hooyo bey ahayd, marka ood qaadis iyo jiidis wa isla gurigeyn sxb. Ramadaan kariiim





crazy stuff. Why don't you go to qabribayax and ask them. I know a reer cismaan man from Babile and mx are still alive there with their camels and everything. Many ran away and now live in Jigjiga though. The whole Jigjiga zone is home to some mx.


