Postby Osamabini » Thu Nov 19, 2015 8:09 pm
Salaamu alekom,waxaan idinka codsanaya magalada ceelbarde warbixin inaad iga siisan fadlan idinko mahadsan,tusaale ahan gudomiyaha hada,duqamagalada,dadka ugu caansan,schoolada ceelbarde,wadooyinka ka kala baxa magalada ceelbarde,inta ceelay leedahay magaladu,dadka degen ama qabiladoda,dhakhtarka ceelbarde,suaalaha iyo wixi aad iso raacin kartan aad iyo aad ayad u mahadsantihin.