Page 1 of 1

xaalada somalia ee Imika

Posted: Sun Aug 05, 2007 11:35 am
by axmeddayib
[size=18]walaalayaa aniga waxaan u arkaa somalia xalkeedu in uu ku jiro in loo laabto diinta islaamka ee somali badankeedu sheegato ee aysan ku dhaqmin shaqana ku lahayn.
kitaabka alle oo sida uu yahay loogu dhaqmo xal aan ahayn somalia xal uma aha, somalida waxa looga baahan yahay in ay u soo laabtaan diintooda oo ay hada si dhab ah u Islaamaan si ay u badabaadaaan aduun iyo aakhiro