Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

appeal courts opened in beledweyne

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

appeal courts opened in beledweyne

Postby Somaliman50 » Fri Mar 06, 2009 11:19 am

Maamulka Maxkamadaha islaamka ee gobolka hiiraan ayaa maanta kaga dhawaaqay xarunta maamulka ee gobolka hiiraan Xafiiska maxkamada racfaanaka hiiraan, kaas oo ah mid ku cusub maamulka tan iyo markii gacan ku hayta degmooynka gobolkan.

Xafiiskan iyo xubnaha ka shaqeynayo oo ah kuwo kooban ayaa maanta si toos ah looga hirgaliyay gudaha gobolka ka dib baahi xoogan oo loo qabo arrimaha racfaanka oo ka hore aanu ka jirin degmoouyinka gobolkan waxaana si weyn u soo dhaweeyay dadweynaha gobolka iyo qeybaha garsoorka ee gobolkan.

Munaasabadan lagu furay xafiiskan ayaa waxaa ka hadlay gudoomiyaha maamulka gobolka hiiraan Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow oo shegay in codsiyo badan oo uga yimid dhica maamulka garsoorka iyo qeybaha bulshada ay sababtay in maanta la hirgaliyo xafiiskan oo ku shaqeyn doono cadaalada iyo shareecada islaamka.

Gudoomiye Macow waxaa kaloo uu intaasi ku daray in isbadal xoogan oo dhica garsoorka iyo dacwooyinka uu la imaan doono xafiiskan isagoo kula dardaarmay xubnaha maamuli doono xafiiskan ku shaqanka iyo hirgalinta shareecada islaamka.

Gudoomiyaha Maxkmahada Rafaanka ee Gobolka Hiiraan Max’ed Muxumed Warsame ayaa isna ka hadlay xaflada waxaana uu sheegay in ay isaga iyo xubnaha kale ee la shaqeyn doono ay si cadaalada ah wax ugu qaban doonaan umada islamarkaana aysan dhici dooni wax isdabo arin toona.

Dhamaan xubnihii ka soo qeyb galay munaasabadan furitaanak xafiiska maxkamada racfaanak ee gobolka hiiraan oo isugu jiray Odayaal dhaqameed,ganacsao, iyo qeybaha kale ee bulshada ayaa si weyn u soo dhaweeyay xafiiskan cusub ee Racfaanka.

Qaab dhismeedka xubnaha xafiiska maxkamada Racfaanka oo ay dadkii ka oo qeyb galay ka hor aqriyeen maamulka islaamiga ee gobolka hiiraan ayaa waxaa uu ahaa sidan-tan.



Gudoomiye Max’ed Muxumed Warsame

1.Shiikh Cumar Max’ed Aamin

2.Ibraahim Xasan C/dulle

3.Yuusuf Aadan C/dulle

4.Max’ed C/dulle Cismaan (Itaxyare)

Image
Xafiiska Racfaanka ee laga furay baladweyne

Image
Xaflada Furitaanka Maxkamada Racfaanka

Image
gudoomiyaha maamulka Maxkamadaha islaamka ee gobolka Hiiraan.

Image
gudoomiyaha maamulka maxkamadaha islaamka ee degmada b.weyne

Image
ka qeyb galayaasha Xafladaas

Image
Gudoomiyaha maamulka maxkamadaha islaamka ee degmada beledweyne

Image
Magacyada Xubnaha oo la aqrinayo

Xashi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 507
Joined: Thu Jan 22, 2009 2:56 pm
Location: Somalia

Re: appeal courts opened in beledweyne

Postby Xashi » Fri Mar 06, 2009 7:07 pm

Excellent news :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Hiiraan”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests