Postby fiiltare » Wed Feb 05, 2014 8:00 pm
Coll. caqiid ibraahim Seedoow waan maqli jirey laakiin waa markii ugu horeysay oon arko Masawirkiisa. Halyeey magac weyn ku dhex leh bulshadda Soomaaliyeed.
Coll. Ibraahim Seedoow waxaa uu dagaal ba'an kala horyimid ururkii Shabaabka (1922) Daraawiishta loo yaqaaney ee Xasuuq ka geeystey Goboladda Waqooyi Soomaaliya, Puntland, GalMudug, Bakool & Hiiraan. Ururkaan ayaa lagu jabshey Hiiraan oo markii danbe u qaxey Iimeey iyo Ethiopia markeey ku jabeen dagaalkii Beesha Xawaadle kala hortimid shabaabkii 1922-kii ee aay kala hogaaminayeen Caqiil Coll. Caqiil Ibraahim Seedoow & Coll. Indhaceel Daameey. Coll. Caqiid Ibraahim Seedoow ayaa uga daba tagey Daraawiishtii mooryaanta aheyd dhulka Kilinka Shanaad gacantana kusoo dhigey Dhiigyacabkii weeynaa Caga Dhiig ee sida Shabaabka dadka shacabka xasuuqa ugu geeysanayey Bakool, Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug.
Sayidka ayaa markii uu jabey Iimeeyna loogu sheegay in Caga Dhiig gacanta ku dhigeen Beesha Xawaadle, waxoow soo tiriyey gabaygaan asagoo qabiiliste ahaa waxoowna yidhi:
"Habargidir hakuu taliso iyo murasadoo tuuga, iyo timo qurmoono abgaal tacadi weeyaane, waxaa tunka igaga istaagay oon tiigsanayaa nimankii Hiiraan e.
Today 2014 waxaa laga sugayaa shaqsigii Caqiid Ibraahim Siidoow oo kale noqon lahaa ee Shabaabka Bula Burte Ahmed Godane soo qaban lahaa B/weynena ku daldali lahaay. Taariiqda waa mid soo noqnoqata.