Xaafada howwadaag ee galbeedka baladweyne waxaa badanaaba degan sadex qabiil waxayna u qaybsantaa labo waax: waaxda heegan waxaa dega beesha gaaljecel waaxda kale oo la dhoho hilaac waxaa dega beelaha jijeele iyo jereerta oo dhinaca wabiga saaran meeladhoho siigaalow waaxayna u baxaan kor iyo itoobiya ooy deefow dhica bari ka soo galaan. sida dhulka suuqa ka aragtaan banaankaas aa u dhaxeeya ayaga iyo jijeelaha. dagaalo sababay in suuqii xoolahii hore ee xaafadan isku dagaalaan gaaljecel iyo jijeele ayaa maamulka suuqaan cusub u sameeyay jijeele canshuurtana ay ka qaadaan waxaa ku yaala kastamka maamulka. sida aad ka maqashaan jareerta waxay leeyihiin suuqii hore intuu xirnaa ayaa suuqaan la furay si ku meel gaar ah hadana school ayaa laga dhigay!
marka dagaaladaas awgeed dhinacaan ayay xaafadan u soo sikanaysaa waxaa ladega beesha hawaadle dhinaca liiqliiqato ooy waqooyi galbeedkooda jareerta degaan jijeelahana hortooda dhinaca galbeed marka odey goodax plan uu ku socdaa. dadka waxay maqlayaan hawlwadaag laakiin dhabtii waa dhica ay degaan jijeelaha iyo jareerta iyo hawadlaha. kan macalimiinta waxaa laga dhisi xaaeo taako kan kalana fiiltare/buundowayn