Gobolka Hiiraan
From Waalo,Walasaqo wadna uroon,DhaantoDuureed
Dhaqankeenu waa ku baahsanyahay
From Ugaasyo,Suldaano iyo Hido ku daahsoon Saldanadaa ka dhisan.
From Matabaan,Jalalaqsi,Beledweyne ilaa iyo Buuloburte
Waa Nimca Yaal.
Beero,Geel iyo Dhul iyo Bado Dalxiisya wacan.
Beelaha Xawaadle iyo Abgaal iyo Duntii GaalJecel
Beelaha NabadaJecel ee Hawiye Xuduntoodaa ku aasan
Soomaaliya waa Hiiraan iyo in yaroo lagu qurxiyey