Postby koshin08 » Thu Feb 07, 2008 6:25 pm
[quote="Murax"]Koshin-buuran,
Kismayo mantaad haysatiin, laakin hadi aanin biri inga qabanin Majerteen mala i dhaho sxb.
Madaxweyne Mudane Cabdullahi Yusuf wuu inla hadlay tallodiisna waad maqli wayseen, marka dagaal uun isku diyaaria adinku, lol.[/quote]
looooooooooooooooool
war ninkaan sidii gabdhihii u hadlaaya fiiriya, sorry walaahi gabdhahaaba kaa hadal fiican adiga waad ooyeysaa sidii habar gablan ah lool....
mideeda kale goormaa anaga c/laahi wax kadhageysan jirnay ama wax noosheegi jirey ? maskiin xun oo reereebka M. siyaad xabsiga 20 jiroow ku cuna ayuu ahaayee,
kismaayo 10 sano ayaad qabsan weyday haddana cunugii kudhashay ayaa difaacaya oo waa 10 iyo dhowr jir marka sxb riyadda iska daa shaqo fiican ayaan kuu hayaa oo ah xamaali iyo kuwa qalinka gura ee uniformkaaga sooqaado barri calaacalkana igadaa..................................................