Page 1 of 1

CLAINS JUBBALAND STATE!!!!!!

Posted: Sat Aug 07, 2010 6:29 am
by ugaasle
the regions and the clains jubbaland

jubbaland has tree regions jubbada hose, jubbada dhexe ,gedo

:som: Arround and in the city of kismayo. cawramale,shikhaal,bimaal galjacel are arround kismayo

. in the city ksimayo cawaramale,galjacel,litle majerten,bajun. marixan ather somalia

1.Lower Jubba Region Afmadow ogaden,buulaxaji Cowramalle Badhaadhe Cowramale,Jamaame bimaal

2.Middle Juba Region Bu'aale ogaden and jarer Jilib shikhaal Sakow galjacel

3.Gedo Region Baardheere marixan,Buurdhuubo marixan ,Garbahaarreey cawramale ather :clap:

singture : Information Office Kismayocity

Re: CLAINS JUBBALAND STATE!!!!!!

Posted: Fri Aug 13, 2010 4:09 pm
by EEGA9
GOBOLKA J/HOOSE.

Kismaayo..............Absame/Ogaden, Harti, Cowrmale,Sade iwm.

Afmadow...............Absame/Ogadeen.

Badhaadhe.............Absame/Ogadeen.

Jammaame..............Biyomaal, Ogaadeen, Harti, Mareexaan.

Xagar.................Absame/Bartire.

Kaambooni.............Absame/Ogaadeen.

Liboyo-Somaali/Dhoobley........Absame/Ogaadeen.

BuuloXaaji............Cowramale, Harti.

Qooqaani.............Absame/Ogaadeen

GOBOLKA J/DHEXE .

Bu,aale...............Absame/Ogaadeen.

Saakow................Absame/Ogaadeen iyo Raxaweyn.

Jilib.......Absame (Ogaadeen, weyteen) Galjecel, iyo Shekhaal.

Mareerey..............Absame/Ogadeen.

Salagle...............Ogaadeen.

Re: CLAINS JUBBALAND STATE!!!!!!

Posted: Sat Aug 14, 2010 3:34 am
by CoolPoisons
^^ kani wuu isku xaaray. he listed tuulos as deegaans. Kulaha Bulo Haji iyo Qoqani. since when did tuulos with no more than 500 people become deegaans??

Jubada Hose
Kismayo....Sade, Absame, Awrmale, Galjecel
Afmadow...Absame
Jamame...Sade iyo Dir
Dhobley...Absame iyo Dir

Jubada Dhexe
Buale...Sade, Absame
Sakow..Sade, Absame, Rahanweyn
Jilib...Sade, Sheikhal



laakin Jubada Hose waa hawd yacni waa rainforest for 90%. Thats why Kismayo has population of most of Jubada Hose around 800,000. Kismayona waa 75% Marehan

3 of the 4 xaafads in Kismayo waa Marehan. 1's mixed and thats Calanley. Xafada ugu weyn and ugu casrisan with big buildings waa Guulwade waxana degan Marehanka Rer Mudug

Re: CLAINS JUBBALAND STATE!!!!!!

Posted: Sat Aug 14, 2010 9:06 am
by EEGA9
Miskiin walahi waxaad tahay Jaahil.No one will take you serious with that hogwash.I dont know where you got your details from.

Ask anyone from Jubboyinka and this is the correct details of degmooyinka.As for Kismaayo meesha waa magaalo waana la wada degaa, historically dadka soo degnaana waa la ogyahay.

Jubbada hoose waa mostly xoola dhaqato iyo beero, Kismaayona waa meesha ganacsiga la geeyo.Maxaa Kismaayo wada geeyay dadka.

Kismaayo afar xaafadood ma aha sxb waa Siinay, Aargada, Luga baxsi, Warshada Hilibka/Guulwade(Marexan Xaafad), Farjano, Calanley,....

Clearly wax ma ogid. 8-)

Re: CLAINS JUBBALAND STATE!!!!!!

Posted: Sat Aug 14, 2010 9:23 am
by EEGA9

Jubada Hose
Kismayo....Sade, Absame, Awrmale, Galjecel
Afmadow...Absame
Jamame...Sade iyo Dir :lol:
Dhobley...Absame iyo Dir :lol:

Jubada Dhexe
Buale...Sade, Absame :lol:
Sakow..Sade, Absame, Rahanweyn :lol:
Jilib...Sade, Sheikhal :lol:

Image

Re: CLAINS JUBBALAND STATE!!!!!!

Posted: Sat Aug 14, 2010 5:25 pm
by ugaasle
ascw mel waliba oo aad joogtan wan idin salmayaa rer jubooyinka
after salan micnaheyna waxa waye dadka in aanu garano dadka rer juboyinka mahan in aanu qabyalisteyaal noqono ,
qabiilka in la isku garto wa normal sida qaldan aanu u istacmalo qabyalisnimada aya qaldan oday jubooyinka ayan ahay quf waxan rajaynaya qufwaliba rer juboyinka waxan rajanayna in aanu gacmaha is qabsano oo gobalkeena hormarkiisa iyo dad nimadiis ka wada shaqayno anaga aya isku ah isku tol walalayalo ,
cafimaad iyo hormarka gobalka beeraha geela ariga iyo nimcada kale gobalkena in aanu ka wada shekeysano waye mesha aan wax yaabaha xun xunka ka shekeyna lahayn sida yaa wanagsan
walalyaal sida walaladena somaliyood ay gobaladooda u difacaya aya nalaga donaya dhiig yeelano gobalka madax dhulka ugu sara qadno


hormar nimco guuul ayan u rajaynaya dadka iyo dhulka juboyinka :heart:

Re: CLAINS JUBBALAND STATE!!!!!!

Posted: Sun Aug 22, 2010 12:22 am
by kismayogedojubaland
Jubada Hose
Kismayo....Sade
Afmadow...Absame
Jamame...Sade, Sheikhal iyo Dir
Dhobley...Absame, Sade iyo Dir
Xagar...Sade

Jubada Dhexe
Buale...Sade, Absame
Sakow..Sade, Absame, Rahanweyn
Jilib...Sade, Sheikhal

Gedo
Bardheere...Sade
Garbahary...Sade
Baled Xaawo...Sade
Luuq...Sade, iyo Ogaden Nomadic Movement
Buurdhuubo...Sade
Ceelwaaq...Sade
Doolow...Sade
Ceel Waaq...Sade

JUBBALAND :up: :heart: :heart:
MY HOME CITY KISMAYO :up: :heart:

Re: CLAINS JUBBALAND STATE!!!!!!

Posted: Fri Dec 17, 2010 4:13 am
by The_Patriot
Jubada Hose
Kismayo....Sade
Afmadow...Absame
Jamame...Sade, Sheikhal iyo Dir
Dhobley...Absame, Sade iyo Dir
Xagar...Sade

Jubada Dhexe
Buale...Sade, Absame
Sakow..Sade, Absame, Rahanweyn
Jilib...Sade, Sheikhal

Gedo
Bardheere...Sade
Garbahary...Sade
Baled Xaawo...Sade
Luuq...Sade, iyo Ogaden Nomadic Movement
Buurdhuubo...Sade
Ceelwaaq...Sade
Doolow...Sade
Ceel Waaq...Sade

JUBBALAND :up: :heart: :heart:
MY HOME CITY KISMAYO :up: :heart:
Adhiga kasi walaan coolpoion :lol: :lol: :lol:

Re: CLAINS JUBBALAND STATE!!!!!!

Posted: Sun Dec 19, 2010 5:57 pm
by ugaasle
Jubada Hose
Kismayo....RER HAJI COWRAMALE
Afmadow...Absame
Jamame...BIMAAL
Dhobley...Absame
Xagar...bartire

Jubada Dhexe
Buale... Absame
Sakow..doqondiide
Jilib... Sheikhal

Gedo
Bardheere...RER XAJI CAWRAMALE
Garbahary...RER XAAJI CAWRAMALE
Baled Xaawo...ILKAYAR :mrgreen:
Luuq...ILKA YAR :mrgreen:

Ceelwaaq...ilkayar :mrgreen:

JUBBALAND
MY HOME CITY KISMAYO CAWRAMALE+SHAPAP MOVEMENT=ISLAMIC STATE

Re: CLAINS JUBBALAND STATE!!!!!!

Posted: Wed Dec 22, 2010 11:36 pm
by XAGLATOSYIE
kismayo belongs to this :som: :clap:

Re: CLAINS JUBBALAND STATE!!!!!!

Posted: Sat Dec 25, 2010 1:42 am
by ugaasle
forgett man MY BLOOD CAWRAMALE :heart: :up:MY HEART KISMAYO :heart: