Page 1 of 2

1st anniversary of Azania State of Somalia

Posted: Tue Jun 12, 2012 1:47 pm
by Hard-Rock
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image



Watch the Video Here:

Sanadguuradii 1aad ee Maamul-goboleedka Azaania oo siweyn loogu Xusey Mineapolis Maalintii Sabtida ahayd Bisha July9 2012, waxay u aheyd maalin taariikhi ah jaaliyada Soomaaliyeed oo si wadajir ah loogu dabaaldegey Munaasabadan qiimiga leh ee lagu xusey Curashadii Maamulka Azaaniya , waxaa lagu qiyaasey kun qof, kaoo qeybgalayaashii Xafladan, iyadoo ay ka koobnaayeen Qeybaha kala duwan ee bulshada,sida Culimada odeyaasha, Haweenka, iyo dhalinyarada. Waxaa Xafladan soo Abaabuley Golaha Qurbojoogta Azaaniya ee N Amerika, iyadoo ay kasoo qeybgaleen Xubnaha Golaha Qurbojoogta oo Ka kala yimid North Carolina, Denver, iyo Ohio. Shirkan oo si weyn loo soo agaasimey ayaa waxaa si qiiro leh loo qaadey Heestii Calanka Soomaaliyeed iyo iyo Heesta Azaaniya oo ay kuluuqeeyeen Fanaantii Waaberi iyo kuwii danbe oo aad loogu qashuucey waxaa ka Hadley Waxgarad tiro baddan oo diirada ku saarey khudbadohooda Ahmiyada maamulka Azaniya Marti sharaftii hadlay waxaa kamid ahaa Madaxda Soomaali Community, Dr. Said Fahiye, Somali Parent Association Maxamed X Abgaalow, Wakiilka Boqorka Cabdulaahi M Boqor, Mudane Abndulahi Kheyr oo aad u amaaney qaab dhismeedka Maamulka Azania iyo sida hufan ee loo tifatirey oo lagu jaangooyey qaab deegaan, wuxuu udirey dhambaal taageero ah Maamulka iyo bogaadin weyn. Dr. Said Fahiye Madaxa Somali Community Confederation ee Mn wuxuu sheegey in Qaab dhismeedkan Maamulkan yahay mid hoosta laga soo sameeyey oo si cilmiyeysan loo sameeyey asagoo waqti dheer iyo dooda baddan kadib la sameeyey, wuxuu yiri Maamul sidaas oo kale waqti loo geliyey ma’aan arag. Waxaa sidoo kale xusid mudan inuu kahadlay Wakiilka Ugaaska Sade Mudane Cabdi Hire oo sheegey “ iney beesha Sade taageersantahay, kana mid tahay Maamulka Azaaniya, wuxuu yiri qofkii dhaha Sade baa ka horjeeda Azaania been buu sheegey, waana taageersanahay Azaaniya,Gobolkaan dhibaato xun baa soo gaartey 2okii sanno iyo dib udhac, dagaalo , colaad joogta ah, waxii hore waa tageen aan isdabaqabano sida aan uga bixi karnana waa inaan gacmaha isqabsano Maamulkana taageerno, qabiilna yaan loo arkin Professor Gandhi, waa nin Soomaali ah, qof dhulka kazoo baxey majiree qofka wax xukumayaa meel uun buu kaimaan lahaa, dadweynihii aad bey ula dhaceen dareenka dhabta ah ee Cabdi hire oo aad loogu sacabtumey” Waxaa sidoo kale Barnaamijka ka hadlay Wakiilka Owdal State , oo si aad u fiican u taageeray maamulkan iyo waliba Wakiil ka socday Qaatumo State

Marnaamijkan oo ahaa Barnaamij Aaad u alaaran Waxaa sidoo Kale ka jeediyay Qudbad aaad u qiima badan Saraakiishii Ciidanmada Somaliya oo uu ku Jira Korneel Abdikariin iyo Iyo Kuwa Kale oo aad u farababadan

Bernaamijka qeybtiisa labaad waxaa si toos ah loo daawaneyey oo khudbado dhaadheer oo ay so o jeediyeen Guurtada iyo Haweenka Azaaniya Live from Nairobi oo ay ku jireen Dad aaixtiraanm ugu leh Sadexda gobol ahaana dadkii buddhiga u ahaa barnaamikan oo ay ka mid ahaayeen Guurtada iyo Barlamaanka Azaaniya oo kala ahaa

Ahmed Iftiin

xaaji Fiilow Isxaag

Abdicasiis osman

Nabadoon Xaamud

Sahro Dable

Ugaas Qaliif guure

Farxaan Maxamed Cabdi

Kadib Dabadeed waxaa qudbad dheer ka jeediyey Xaflada from Nairobi Live video conference Madaxweynaha Azaaniya Professor Mahamed Abdi haji (Gandhi) oo si waafi ah uga Hadley dhismihii Maamulka caqabadihii la soo marey iyo hadda meesha waxmarayaan; asagoo si fiican u sharaxey jihada loo socdo oo ah in Maamulka la dhamesytirayo inta kadhiman gudaha lagu dhameynayo, Odeyaasha Guurtida iyo baalamaankii Azaniya ka howlgeli doonaan dhulka laga xoreeyey, wuxuu Professoku tibaaxey inuu kala shaqeeyey Odeyaal dhaqameedka, kuna baraarujiyey in la soo xulo Dad tayo leh, Aqoon iyo shakhsiyad fiican leh oo inooga mid noqda Dowlada Rasmiga ah ee soo socota. Professorku wuxuu soo jeediyey talooyin wax ku ool ah asagoo kula dardaarmey jaaliyada Soomaalida degta Jubooyinka iyo Geddo inay ku dedaalaan midnimadooda iyo siday uga qeybqaadan lahaayeen Horumarinta dhulkooda, khaasatan dadka qurbaha aqoontooda, iyo khibradooda in Maamulkan aad ugu baahanyahay; maadaamaa howshu aad u baaxad weyntahay. Waxaa kaloo kahadley Ergeyga Khaaska ah ee Madaweyne Kibaki u qaabilsan Azaaniya Cabdiraxmaan Maxamed Xasan (Coloow) oo sharxey sida Dowlada kiinya uga go’antahay hirgelinta in lahelo Dowlad soomaaliyeed oo hanata wadankeedaiyo deris wanaag kula noolaato Jaarkeeda.

Waxaa sidoo kale ka hadlay Corneel Sahal oo ka mid ahaa Ciianka Kenya ssheegayna in Ciidanka Kenya aysan ahayn Ciidan isdba carar oo ay wax walba u sameeyaaaan si miyir leh

Dadkii sida qiimaha badan u hadlay waxaa sidoo kale ka mid ahaa Umar aadan oo ah Musharax Barlamaanka Kenya oo runtii si fiican uga hadkay Taariiqda Prof iyo sidii ay isku barteen sheegayna in hadii u ku guuleysto Kursiga Wajeer uu ka shaqayn doono isku soo dhawaynta dadka dagan Somlaiya iyo Kenya

Iskusoo duuboo waxay xafladu ku dhamaatey Jawi farxadeed, iyo xog ogaal unoqoshoHimilooyinka waa wey ee uu higsanayo Maamulka Azaaniya , waxaa hoosta laga xariiqey Casho sharaftii Xaflada kadib in la balaadhiyo Golaha laguna mintido Miraha Maamulka hadda aan heysano lana xaqiijiyo hirgelintiisa iyo taabagalkisa. Barnaamijka oo video waa soo deyndoonaa insha alah.

Cajaladii Xaflada oo Kooban Halkan ka daawo iyo sawiradii
Read more on:
http://mogadishutimes.com/index.php?opt ... rshe-cusub


http://hiiraan.com/news/2012/Jun/warark ... -18257.htm

Re: 1st anniversary of Azania State of Somalia

Posted: Tue Jun 12, 2012 1:58 pm
by insightful
Mashallah, guul guul Azania State of Somalia. :clap: :clap:

Re: 1st anniversary of Azania State of Somalia

Posted: Tue Jun 12, 2012 2:55 pm
by The_Patriot
:clap: :clap: :clap:

Re: 1st anniversary of Azania State of Somalia

Posted: Tue Jun 12, 2012 2:57 pm
by tightrope
I'M A SUPPORTER OF A SOUTHERN DAROOD STATE, BUT DAMN PLEASE CHANGE THE NAME!
AZANIA IS BANTU LAND OF TANZANIA :lol: :down:

Re: 1st anniversary of Azania State of Somalia

Posted: Tue Jun 12, 2012 3:04 pm
by mody21
I thought it was called jubaland? :? :?

Re: 1st anniversary of Azania State of Somalia

Posted: Tue Jun 12, 2012 3:13 pm
by garoweboy
Guul Azania :clap:

Re: 1st anniversary of Azania State of Somalia

Posted: Tue Jun 12, 2012 3:16 pm
by CaliBurco
Where's azania?

Re: 1st anniversary of Azania State of Somalia

Posted: Tue Jun 12, 2012 3:57 pm
by metamorphosis
:clap: :clap: :clap:

Re: 1st anniversary of Azania State of Somalia

Posted: Tue Jun 12, 2012 7:35 pm
by grandpakhalif
Homeless cagdheers. :lol:

Re: 1st anniversary of Azania State of Somalia

Posted: Tue Jun 12, 2012 7:46 pm
by CaliBurco
Homeless cagdheers. :lol:
:lol:
:lol:
:lol:

Re: 1st anniversary of Azania State of Somalia

Posted: Tue Jun 12, 2012 7:47 pm
by mody21
Homeless cagdheers. :lol:
GD arent you cagdeer yourself?

Re: 1st anniversary of Azania State of Somalia

Posted: Tue Jun 12, 2012 7:50 pm
by metamorphosis
Homeless cagdheers. :lol:
dhiladii ku dhashay baa homeless ah garac yahoow.

Re: 1st anniversary of Azania State of Somalia

Posted: Tue Jun 19, 2012 9:24 pm
by DUFAAN_
James dahl posts maps of ancient somalia in 2008,before the creation of azania. :shock:
viewtopic.php?f=18&t=154129

Re: 1st anniversary of Azania State of Somalia

Posted: Thu Jun 21, 2012 3:23 pm
by Hard-Rock
Homeless cagdheers. :lol:
Mods, Handle this kid.

Re: 1st anniversary of Azania State of Somalia

Posted: Thu Jun 21, 2012 3:38 pm
by Hard-Rock
I'M A SUPPORTER OF A SOUTHERN DAROOD STATE, BUT DAMN PLEASE CHANGE THE NAME!
AZANIA IS BANTU LAND OF TANZANIA :lol: :down:
Tightrope, The state has nothing to do with Darood or specific clan. It is an all inclusive state that will accommodate every community in Gedo, Lower Jubba & Middle Jubba.
Name Azania was among 18 names proposed for the region. The criteria for selecting the name was based on:
-Being Historical(previously known)
-Clean from the previous injustice.

Some of the rejected names that were among the 18 proposed names were the Jubaland, and Doxada Juba due to being associated with the atrocities committed by the groups that used those names.

Azania is historical name that was previously known for the region and a clean slate to start a perfect union :som: