Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Barre Huurale runs away to Beexani after losing.

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Barre Huurale runs away to Beexani after losing.

Postby MarsinQorahay » Sat Jun 29, 2013 7:38 am

Dagaalkii Kismaayo oo dhamaaday iyo Bare Hiiraale oo gaaray deegaanka Beexaani

June 29, 2013

(Ogadentoday Press)- Waxaa gabi ahaanba joogsaday dagaalkii Kismaayo ka bilowday saaka subaxnimadii, isbahaysigii Shabaab iyo kooxdii Bare Hiiraale ayaa si rasmi ah uga baxay magaalada Kismaayo,

Saraakiil uu ka mid yahay Cabdi Cigaal ayaa iyagana isu dhiibay ugaas Beesha Sade,

warshadii Hilibka ayaa gacanta hada soo gashay sidoo kale sadax gaarii oo dhashiike ah iyo gaari saad ah ayaa lagu dhexqabtay dhismaha warshada hilibka

Ciidanka maamulka Jubaland ayaa sidoo kale joojiyay madaafiic ay la dhacayeen xaafada Guulwade oo xarun u ahayd ciidanka Bare Hiiraale,

Odoyaal iyo waxgarad beesha sade Mareexaan ayaa codsaday in madaafiicda laga joojiyo xaafada ka dib markii la xaqiijiyay in Bare Hiiraale uu xaafada ka baxay,

Idaacada u shaqaynaysay Bare Hiiraale ayaa la sheegayaa in laga soo qabtay gurigiisa oo saaka qasaare xoogan uu soo gaaray ka dib markii lala dhacay hoobiyayaal,

Ilo kale oo xog ogaal ah ayaa sheegaya in Bare Hiiiraale, Iftiin Baasto iyo amiiradii Al-shabaab ay gaareen tuulada Beexaan oo 30Km u jirta magaalada Kismaayo

geerida inta la hubo waxaa lagu arkay warshada hilibka 7 mayd iyo 19 dhaawac ah

Sidoo kale waxa ala xaqiijiyay geerida sarkaal ka tirsan maamulka jubaland oo magaciisa aanan helin

Wararkan waxaa si toos ah u soo tabinaya wariyayaasha shabakadaha Afmadowtimes.org iyo Danwaanews oo goobta dagaalka ku sugan

Xigasho: afmadowtimes
http://ogadentoday.com/news.php?readmore=9198

MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Barre Huurale runs away to Beexani after losing.

Postby MarsinQorahay » Sat Jun 29, 2013 7:47 am

ararka dheeraadka ah ee laga helayo dagaaladii saaka ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidmada Jubbaland ay gacanta ku dhigeen gaadhigii khaaska ahaa ee Col.Bare Hiiraale iyo idaacadiisi.Wararka waxay intaas ku darayaan in Bare Hiiraale aan la ogayn meel uu jaan iyo cidhib dhigay inkastoo ay jiraan warar kala duwan oo sheegaya in dhaawac fudud kasoo gaadhay dagaalkii laakiin warkaas ma aha mid aan xaqiijin karno maadaamo oo aan la ogayn meel uu ku sugan yahay.

Dhanka kale ciidamada Jubbaland ayaa dagaalkii maanta dib ula soo wareegay baabuur uu horay ubixiyay Yaasiin Raadeer oo uu siiyay nin qaraabadiis ah oo kamid ahaa ciidankii ku xaraysnaa warshadii hore ee hilibka.

Jawiga magaalada ayaa hada dagan waxaana lagu mashquulsan yahay dhaawac uruurin iyo meyd xabaalasho.

Isha kuhay Dhanaan.com
http://dhanaan.com/deg-deggaadhigii-bar ... gu-dhigay/


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Jubada Hoose”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests