Gudoomiye Shaafi Raabi ayaa sheegay in maamulka Jubaland uu gudi usaaray soo sahmiya goobtii warshadahaas xarun looga dhigi lahaa isagoo dhanka kale xusay in ururka ganacsatada Jubaland uu furay xafiis lagu diwaan galinayo ganacsatada.Wareysiga gudoomiye Shaafi Raabi oo maqal iyo muuqaal ah hoos ka daawo
Chairman Xaaji Yaasiin Jaamac
[youtube]6vJE7tonMW8#t=53[/youtube]
Xaaji Yaasiin Jaamac is pretty wealth in Kenya, his umbrella group JCCI has bankrolled Jubbaland from the beginning.
They have helped fund
- Kismaayo conference that elected Madoobe
- rebuilding of Government buildings including Madoobes presidential palace
- restoring airport&port
- road works
- NGOs
They are now reaping the rewards by becoming the foremost economic force in Kismaayo. They will most likely run large parts of the Jubba economy due to the influence they have, without them the Jubba maamul would be struggling.