Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Barre's soldiers keeps giving up on him.

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Barre's soldiers keeps giving up on him.

Postby MarsinQorahay » Tue Apr 29, 2014 4:39 pm

Wararka Dhanaan Media si hoose u heshay ayaa sheegaya in balantu ay ahayd in maanta ciidamo kontameeya ah ay soo xaroodaan iyadoo ay jirtay odayaal loo diray Goobweyn si usoo galbiyaan ciidamada soo xaroonaya.

Waxaan xog ku helnay in Bare Hiiraale iyo ciidamo la fikir ah ay rasaas ku fureen doomihii soo gudbinayay ciidanka iyadoo sida lagu soo warmayaa ay halkaas ka dhacday kala fakasho waxaana iyagoo nabad ah maanta Kismaayo soo gaadhay 17 askari oo hubkoodi wata kuwaas intii hubkii lag dhigay lagu xareeyay Jaamacada Kismaayo oo ah halka lagu aruurinayo ciidamada Goobweyn kasoo xaroonaya.

Sidoo kale waxaan xog ku helnay in shalay ay magaalada soo gaadheen ciidamo tiradooda lagu sheegay 14 kuwaas oo qaarkood hub watay qaarna ay waranle ahaayeen.

Isku soo duuboo Bare Hiiraale ayaa ku adkaystay go’aankii idaacadaha ka sheegay ee ahaa inuusan diyaar u ahayn nabada loogu baaqay.

Gudigii afar geesoodka ahaa ee uxilsaarnaa arinta soo xaraynta ciidmada ku sugan duleedka Kismaayo ayaa la filayaa in goor dhow ay kulmaan kana soo saraan go’aan mowqifka uu qaatay Bare Hiiraale.

Isugayn ciidamada soo xarooday ayaa tiradoodu dhantahay 93 askari kuwaas hada lagu hayo Jaamacada Kismaayo.
http://www.dhanaanmedia.com/2014/04/qaa ... -xarooday/

15.04.2014
Dedaal dheer oo uu bixiyay Raysulwasaare Cabdiweli iyo maamulka Jubaland ayaa waxaa galabnimadii manata suura gashay in lasoo xareeyo qeyb kamid ah ciidamadii uu khalday Bare Hiiraale oo tan iyo markii Kismaayo laga saaray ku sugnaa tuulada Goobweyn.Ciidamada maanta soo xarooday ayaa la geeyay Jaamacada Kismaayo halkaas oo dhaqan celin loogu sameyn ka hor inta aan lagu biirinin ciidanka maamulka Jubaland.

Dhanka kale waxay arintan u cuntami weyday Bare Hiiraale oo lagu wargeliyay in ciidamada la jooga uu soo xareeya isaguna udiyaar garoobo sidii loogu qaadi lahaa magaalada Muqdisho.

Ciidamada Jaamacada Kismaayo lagu xareeyay ayaa tiradooda warar kala duwan kasoo baxaysaa,wararkii ugu dambeeyay waxay sheegayaan in tiradoodu tahay 17, 16 rag ah iyo hal dumar ah.Hoos ka daawo sawirada ciidankii maanta soo xarooday.
http://www.dhanaanmedia.com/2014/04/daa ... -kismaayo/

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Jubada Hoose”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests