Puntlands Minister of Justice and Religious Affairs Ismail Mohamed Warsame: We will militarily defeat Barre Hiiraale if he doesn't repent and the on going talks fail.
http://radiokulmiye.com/knn/puntland-ba ... xaajoodka/
Moderators: Moderators, Junior Moderators
” Ahmed Madoobe iyo dabadhilifka reer Puntland ee dabada ka riixaya waxaan u rajeynayaa in nabad aysan ku seexan doonin dhawaan oo ay ka qoomameyn doonaan duulaanka qabiileysan iyo garabka ay uga helayaan Kenya oo jabisay sharciga AMISOM, maxaa yeelay dadka deegaanka ayaa guushu ku danbeyn doonta” ayuu yiri Col, Barre Hiiraale.
“Ra’iisul wasaaronimo waxaan sixinayaa xaal, maxaa yeelay Abdiweli Shiikh Ahmed oo kale ayaa xilkaasi sheeganaya isaga oo u dhaqmaya si aysan xitaa ku fakarin caruurta labada sano jirta. Dagaalo sokeeye ayuu dalka dib ugu celiyey oo Kismaayo, Baydhabo, Marka iyo Muqdisho gadoodka ka jira waxaa cirka ku sii shareeray waa ninkaasi. Waxaana leeyahay ujeedka Ahmed Madoobe dartiis haddii ay halkaasi ku gaarsiisay meel xun ayey kula tegi doontaa.”
Return to “Provinces - Jubada Hoose”
Users browsing this forum: No registered users and 4 guests