Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

yaa deegaan yaa dool ah ayaan diirka cadayn

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
ayadoonle
Posts: 40
Joined: Mon Nov 13, 2006 5:05 am
Contact:

yaa deegaan yaa dool ah ayaan diirka cadayn

Postby ayadoonle » Sun Apr 08, 2007 4:01 am

waxaa maalmahaan soo badanayay dadka yiraahdo kismaayo anaga ayaa leh runtii waa la yaab arinkaan dad raba inay ku nooladaan dad kale dushiisa taas ayaan la yaabay waxa kaloo xiga in runtii qof kasta uu yiraahdo kamjaroon beerxaani ayaan daganaahy sheegtaana deegaan qof leeyahay awoowka ka awoow sheegta waa ceeb qof kasta xili ayuu leyahay dad xamar dhisayay 100 ka badn markii danbane wuu iskiiga soo tagay ama xaraash ayuu ku soo gaday gurigii uu lahaa hada waxaan ku sheegi lahaa deegaan waxaa leh cawramale xoogaa G.J kismaayo waxa deegaan ah kaliyaha baajuun harti in side the city of kismaayo laakiin beesha cawramale oo ah beesha kalaiayaha keenta canaha deegan jubbland laga cabo dagana 20 tuulo ku dhow kismaayo kuwaas deegaan rasmi ah dhan kale ogadeen sheikhal bimaal jamama waxa kale waa xoog dad wax ku radinaya nabad markay dhacdo abuuu la xisaabtami okey

rasheedi30
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 603
Joined: Mon Mar 01, 2004 7:00 pm
Location: Warsangeli Sultanate

Re: yaa deegaan yaa dool ah ayaan diirka cadayn

Postby rasheedi30 » Wed May 30, 2007 11:20 pm

Cawramale waa niman Harti ah oo Warsangeli ah.....Markaa inaad Hartiga ka saartid maaha....

ayadoonle
Posts: 40
Joined: Mon Nov 13, 2006 5:05 am
Contact:

Re: yaa deegaan yaa dool ah ayaan diirka cadayn

Postby ayadoonle » Sun Jun 24, 2007 3:15 pm

ragaan maxaa daba dhigay gacan ku sameey inaad naga dhigtiin waa diidnay naga raali noqo
odiyaasha meesha isku wareesanaysa waxaanahay nooma sheekaysid raali noqo waxaan ahay waana qaan adigana ima sheegaysid wax kale ka dood xili kasta waxan qora waxaad ku soo qortaa hadalkaa kaas waxaad waydiin kartaa waxaan ahay ninkaa mariixaan oo aan ilaa baardheere isla daganahay jubbooyink asga ayaa ku sinaya naac danbe halkaan haku soo qorin


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Jubada Hoose”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 6 guests