Page 1 of 1

TRAINING SEMINAR SHIRKADA DUUFAAN:SECTION 1.5

Posted: Tue Jan 13, 2015 8:45 am
by afisoone
Subax Wanaagsan Markale. Casharkeena maanta wuxuu kusaabsanyahay xiriirka ka dhaxeeyo tableka shaqaalaha iyo tableka selling.

Shaqaalaha waxaa la ogeysiiyay inee iska diwaangaliyaan selling table. Taasi waxey keeneeysaa inee ku ogaano qofkii wax iibiyay iyo meesha laga iibiyay.

here is the map of the two table relationship.
Image

Here is latest cashar.. Section 1.5 http://halxiraale.com/



Waa inoo subax kale bacdal salaatul subax iyo Qaxwa..